Afhayeenkii Muuse Suudi shalay 2001 April 12. Afhayeenka Farmaajo ee maanta. Soomaaliya oo noqotay dal ay ka taliyaan dad aan mabaadi’ lahayn

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Afhayeenkii Muuse Suudi shalay 2001 April 12. Afhayeenka Farmaajo ee maanta. Soomaaliya oo noqotay dal ay ka taliyaan dad aan mabaadi’ lahayn

April 9, 2019| Arlaadi Online

Maxaa kala haysta Xaaji Muuse Suudi iyo Eng. Yariisow?

“Two kinds of men generally best succeed in political life; men of no principle, but of great talent; and men of no talent, but of one principle – that of obedience to their superiors.” Wendell Phillips

Image may contain: 1 person

“A man without principles and will is like a ship without compass; it changes direction with every change of wind.” Samuel Smiles

Yariisow sanadkii 200-ka wuxuu Ahaa Afhayeenkii Muuse Suudi Ee Qurba Joogta Yurub”. Maanta wuxuu leeyhay Maxkamad ayaan u diri Al-Xaaji Muuse.

Marka la qiimeeyo dhaqanka siyaasadeed ee Eng. Yariisow oo horay ula soo shaqeeyay Xasan Sheekh hadana la shaqeeya Farmaajo, waxaa kusoo baxaysa in sidoo kalena uu la shaqeeysan doono Madaxda dambe ee imaan doonta, dhowar sano ka dibna uu oran doono waxaan Maxkamad u dirayaa Farmaajo iyo Khayre, sida uu hada ku leeyahay Xaaji Muuse isaga oo weliba qeyb ka ah dambiyada ay dhammantood ka galeen Dadka iyo Dalka.

Image may contain: text

W/D. Ahmed Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *