Home » Entries posted by arlaadi (Page 106)
Entries posted by arlaadi
Sheeko cajiib ah: Sheekhii lacagta ku bixiyay inuu dadka ku dhex wacdiyo Kalaabka (nightclub) lagu caweeyo (Tunto).

Sheeko cajiib ah: Sheekhii lacagta ku bixiyay inuu dadka ku dhex wacdiyo Kalaabka (nightclub) lagu caweeyo (Tunto). Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline) Maxaa dabadeed dhacay. Halkaan ka daawo Sheekh Said Ali Jazaahuallahu Khayran oo ka sheekeyanaya qisadaan iyo xikmada ku jirta. (Sheekha iyo kalaabku) waa sheeko run ah oo Allah dad badan ku soo hanuuniyay. Fadlan asxaabtaada […]

Continue reading …
Muxuu Danjire Maxamed Cabdi Afey ka yiri qaxootigii Soomaalida ee lagu dilay Yemen.

Muxuu Danjire Maxamed Cabdi Afey ka yiri qaxootigii Soomaalida ee lagu dilay Yemen. Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline)  Danjire Afey waa Ergeyga Cusub ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Qaxootiga Soomaaliya. Waa ergeygii ugu horeyay oo Muslim Afrikaan ah oo qabta xilkaas. Halkaan ka daawo wareysiga Danjire Afey oo uu arimo badan uga hadlay. Daqiiqada 9-aad wuxuu […]

Continue reading …
Ciidanka xooga dalka Soomaaliya shalay iyo maanta. waa Maalin iyo Habeen (Libaax iyo …….)

Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline)  Ciidanka xooga dalka Soomaaliya shalay iyo maanta. waa Maalin iyo Habeen (Libaax iyo…..) Hoos ka daawo Xooga dalka sanadkii 1984. 33 sano ka hor meeshi la joogay iyo meesha maanta la joogo isufiiri. Halkii kor loo socon lahaa hoos ama gadal yaan u noqonay. Khilaaf iyo kala qeybsanaan yaa foolxumadaas […]

Continue reading …
Maraykanka oo Maraakiib Dagaal u Daadgureeyay dhanka Kuuriyada waqooyi

Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline)  Maraykanka oo Maraakiib Dagaal u Daadgureeyay dhanka Kuuriya. Halkaan ka daawo faalo la xiriirta dagaal laga cabsi qabo inuu dhexmaro Mareykanka iyo Kuuriyada WAQOOYI  Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Continue reading …
Askari isago Hortagan Farmaajo Diginiin iyo Talo isugu daray

Askari isago Hortagan Farmaajo Diginiin iyo Talo isugu daray Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline) Askari ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyed ayaa Madaxweyne Farmaajo u macneeyay hees ay kooxdiisu qaado iyo murtida ku jirta. Waxaa ka mid ah erayada heesta “Qabyaaladi waa jareexo dadkay kaa jeedisaayo Midnimaday kala jartaayo jab iyo waa naasodheere iska jir, […]

Continue reading …
Wax ka ogow ciilka iyo carada wasiir Bayle ku kalifa inuu alifo oo uu sameeyo heeso wadani ah.

Wax ka ogow ciilka iyo carada wasiir Bayle ku kalifa inuu alifo oo uu sameeyo heeso wadani ah. Khamiis April 13, 2017| (Arlaadi Oline)  Wax ka ogow ciilka iyo carada wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ku kalifa inuu alifo oo uu sameeyo heeso wadani ah. Halka hoose ka Daawo Wasiir/Abwaan Bayle oo ka sheekeynaya arimahaas iyo Dr. […]

Continue reading …
Wasiir Ahmed Hussein oo Malala kusoo dhaweeyey Canada & Canada oo Malala dhalasho gudoonsiisay

Khamiis April 13, 2017| (Arlaadi Oline)  Wasiir Ahmed Hussein oo Malala kusoo dhaweeyey Canada & Canada oo Malala dhalasho gudoonsiisay  Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Continue reading …
Sababta ka danbaysa In la xiro Suuqyada Hargeysa iyo Berbera oo la shaaciyay

Khamiis April 13, 2017| (Arlaadi Oline)  Sababta ka danbaysa In la xiro Suuqyada Hargeysa iyo Berbera oo la shaaciyay Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Continue reading …
Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaha amniga iyo xasilinta dalka

Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaha amniga iyo xasilinta dalka Khamiis April 13, 2017| (Arlaadi Oline) Golaha wasiirada ayaa kulankii maanta arimihii ay ka hadleen ee muhimada gaarka ah lahaa waxaa ka mid ahaa qorshaha Amniga iyo xasilinta dalka sida uu sheegay Wasiirka wasaarada warfaafinta Eng. Cabiraxmaan yariisow oo saxaafada la hadlay kullanka golaha ka dib. […]

Continue reading …
Farmaajo “Dhismaha iyo tayeynta ciidamada qalabka sida waa tallaabada ugu horreeysa ee aan kusoo celinayno amniga iyo kala dambeynta dalka”.

Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo: “Haddii ay shacabku garab istaagaan ciidamada qalabka sida, dowladdu waxay kusoo afjareysaa dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah ugu badnaan muddo labo sano ah”. Mar kale Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta munaasabdii 12-ka April ee maalinta ciidamada xoga dalka Soomaaliyed ka sheegay “Dhismaha iyo tayeynta ciidamada […]

Continue reading …