Home » Entries posted by arlaadi (Page 143)
Entries posted by arlaadi
Dr. Amiin oo Kartoon cajiib ah ku cabiray Dareenkii qiirada lahaa ee ehelada iyo Maxaabistii Soomaaliyed ee helay xoriyadooda

Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Dr. Amiin oo Kartoon cajiib ah ku cabiray Dareenkii qiirada lahaa ee ehelada iyo Maxaabistii Soomaaliyed ee helay xoriyadooda “Madaxda Naftooda, dadkooda iyo dalkooda Ixtiraama ayaa dunida ka hela Ixtiraam”. Ahmed Arlaadi  Respect and Leadership go together. You can’t have one without the other.     Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Maxamed Cabdi Xasan “Waa la’i kaxaystay , Shaqo ma rabtaa buu igu yidhi”.

Maxamed Cabdi Xasan “Waa la’i kaxaystay , Shaqo ma rabtaa buu igu yidhi”. Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  تمَّ أخذي ، وقال لي هل تريد عملا؟ Waa la’i kaxaystay , Shaqo ma rabtaa buu igu yidhi I was taken, and he said, ” do you want a job BAAFIN WIIL YAR. Halkan ka daawo wareysi […]

Continue reading …
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Geelle muxuu ka Aaminsanyahay Gooni Isku Taaga Somaliland?

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Geelle muxuu ka Aaminsanyahay Gooni Isku Taaga Somaliland? Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysigan kooban ku sheegay waxa uu ka Aaminsanyahay Gooni Isku Taaga Somaliland iyo sida uu u arko Midnimada Soomaaliya. Mudane Geelle ayaa sidoo kale sheegay in doorashada soo socota ee Somaliland ay la mid […]

Continue reading …
Meet The Refugee Trying To Be Boston’s First Muslim City Councilor | NBC News

Meet The Refugee Trying To Be Boston’s First Muslim City Councilor | NBC News July 24, 2017| Arlaadi Online  Somali-American refugee and immigrant rights activist Deeqo Jibril arrived in Boston in 1991 after fleeing civil war. Today, she is running for Boston City Council in Roxbury, Massachusetts. If she wins this November, she will be the […]

Continue reading …
Refugee to Activist: Deeqo Jibril Is Giving Immigrants Hope

Refugee to Activist: Deeqo Jibril Is Giving Immigrants Hope When Deeqo Jibril came to America at 12 years old, she couldn’t speak English. She had never seen snow. She had nothing but the clothes on her back. In 1991, her family fled the civil war in Somalia and lived in a refugee camp in Kenya […]

Continue reading …
Shariif Xasan oo haya wadadii uu ku baxay Xasan Sheekh

Shariif Xasan oo haya wadadii uu ku baxay Xasan Sheekh (Isbeddel doonka Soomaaliya- garabka Koonfur galbeed) Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Sida ka muuqata sawirka Amiin Caamir shacabka Koonfur galbeed waa ay iska soo eryeen Shariif Xasan waxaase u Afduubay oo u gacan qabtay dowladii Xasan Sheekh, isagiina hada meesha wuu ka baxay. Wax walba […]

Continue reading …
SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY. Maxamed Xaaji Ingiriis

SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY. Maxamed Xaaji Ingiriis Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Aqoonyahan Ingiriis ayaa ka warbixiyay Saameeynta ay waxbarashadu ku leedahay qofka iyo guud ahaan mujtamaca ama bulshada, wuxuu sidoo kale si qoto dheer uga hadlay taariikhda waxbarasho ee Soomaaliya iyo maraaxilkii ay soo martay. Dhinaca kale Mudane Ingriis ayaa ka jawaabay su’aal ku saabsan xisbiyada Soomaaliya […]

Continue reading …
3 Shay Hadaad Hesho Waa Hubaal Inaad Farxayso Muqaalkii Ugu Fa,iidada Badnaa

Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  3 Shay Hadaad Hesho Waa Hubaal Inaad Farxayso Muqaalkii Ugu Fa,iidada Badnaa Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyed

Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyed Axad Luulyo 23, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Ummadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga oo sidoo kale kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee xarunta. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladdu ay korhdineyso […]

Continue reading …
WAA KUMA ‘HADRAAWI’?  Abwaan Hadraawi mucjisadii Fanka Somaalida” Film

WAA KUMA ‘HADRAAWI’? Abwaan Hadraawi mucjisadii Fanka Somaalida” Film Axad Luulyo 23, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) wuxuu ku dhashay degaanka Ballicalanle ee ku yaal degmada Qorilugud, gobolka Caynaba afartanaadkii qarnigii la soo dhaafay. Qoys xoolo-dhaqata ah ayuu ka soo jeedaa waa Abwaan taariikh wanaagsan ku leh ummadda Soomaaliyed. Halkan ka daawo taariikhda fanka ee Hadraawi oo […]

Continue reading …