Home » Entries posted by arlaadi (Page 209)
Entries posted by arlaadi
Tarzan “Soomaalidu dhiig iyo dhalasho kuma kala sareyso ee dhaqaalo yaa la isku dulleysta.”

Tarzan “Soomaalidu dhiig iyo dhalasho kuma kala sareyso ee dhaqaalo yaa la isku dulleysta. Jimco April 7, 2017| (Arlaadi Oline) Shir ka dhacay magaalada Muqdisho oo looga hadlayay xumaanta hayb sooca ka jira Soomaalida dhexdeeda ayaa waxaa khudbad qiimo leh ka jeediyay Mudane Tarzan oo sheegay inaysan Ummadda Soomaaliyed kala sareyn, balse ay jiraan duruufo dhaqaale oo […]

Continue reading …
DIBLAMAASIYADA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA. Kalmado iyo kulamo xusuus reebay Qaybta 1aad

DIBLAMAASIYADA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA. Kalmado iyo kulamo xusuus reebay Qaybta 1aad Wakhtigu waa goor galab ah, saacaduna waa afartii oo rubuc dhiman, waa bishii oktoober ee sanadkii 1976-kii, waxa balansan wafti dawladda Soomaaliya ka socda iyo masuuliyiin Maraykan ah, goobtu waa goob khaas ah (Apartment) oo ku taala hoteelka caanka ee Waldorf-Astoria ee magaalada New […]

Continue reading …
Maxaa sabab u ah caruurta Soomaaliyed ee ku koray wadamada galbeedka inay danbilayaal noqdaan?

Jimco April 7, 2017| (Arlaadi Oline).  Dhalinyarada Soomaaliyed ee ku dhaqan Dalka Sweden oo Noqday kuwa Dowladu Umaara wayday iyo Kulan Looga hadalayey caqabadaha haysta dhalinyarada Soomaaliyed ee qurbaha ku koray. Hakaan ka daawo labada arimood ee badanaa ku kalifa caruurta inay danbilayaal noqdaan. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
GAALKACYO: LAMAANAYAAL FARXADII AROOSKOODA LA WADAAGAY DADKA ABAARUHU SAAMEEYEEN.

Jimco April 7, 2017| (Arlaadi Oline). GAALKACYO: LAMAANAYAAL FARXADII AROOSKOODA LA WADAAGAY DADKA ABAARUHU SAAMEEYEEN. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.  

Continue reading …
Daawo Qaabkii uu u dhacay Heshiiska Puntland iyo Shirkada DP World ee Imaaraadka

Daawo Qaabkii uu u dhacay Heshiiska Puntland iyo Shirkada DP World ee Imaaraadka. Jimco April 7, 2017| (Arlaadi Oline) Dowlada Puntland iyo shirkada DP World ayaa kal saxiixday heshiis maalgashi ah oo waqti dheer qaadanaya laguna dhisayo oo lagu horumarinayo dekada Bosaaso. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuu heshiisku dan u yahay dadka Puntland hadey noqon lahayd xag […]

Continue reading …
Ehelada dhalinyaradii ku dhimatay kuna dhaawacmay duqayntii Yamen ayaa baaq u diray DFS iyo Qaramada Midoobay.

Ehelada dhalinyaradii ku dhimatay kuna dhaawacmay duqayntii Yamen ayaa baaq u diray DFS iyo Qaramada Midoobay. Khamiis April 6, 2017| (Arlaadi Oline) Baaqa ka yimid Ehelada dhalinyaradii ku dhimatay kuna dhaawacmay duqayntii Yamen ayaa lagu dalbaday in baaritaan madax banaan la sameeyo si loo ogaado ciddi ka danbeysay falkaas naxariis darada ah. Waalidiinta caruurtooda lagu dilay Yamen […]

Continue reading …
Edna Adan oo bixisay wareysi xasaasi ah kana Hadashay Heshiiska Berbera iyo arimo kale

Khamiis April 6, 2017| (Arlaadi Oline). Edna Adan oo bixisay wareysi xasaasi ah kana Hadashay Heshiiska Berbera iyo arimo kale. Hakaan ka daawo qeyb yar oo ka mid ah wareysigii Edna Adan. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Tuuto xiran ayaa Iclaamiyay xaalad dagaal, Amar culusna soo saaray isaga oo 60 cisho u qabtay Al-shabab.

Khamiis April 6, 2017| (Arlaadi Oline) Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Tuuto xiran ayaa Iclaamiyay xaalad dagaal, Amar culusna soo saaray isaga oo 60 cisho u qabtay Al-shabab. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
SAWIRO : Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo la wareegay Xafiiska Shaqada

SAWIRO : Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo la wareegay Xafiiska Shaqada. Khamiis April 6, 2017| (Arlaadi Oline) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaaliya Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed , ayaa shalay si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga C/qaadir Sheekh Cali Diini . Wasiirka, ayaa xilka waxa uu kula wareegay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga […]

Continue reading …
Somalia is the ‘nation of poets.’ Seattle’s Hamda Yusuf is its ‘awkward diaspora daughter.’

Somalia is the ‘nation of poets.’ Seattle’s Hamda Yusuf is its ‘awkward diaspora daughter.’ Poet Hamda Yusuf says Somali poetry “is the poetry that you have to hear. And you have to hear it from the person who wrote it.” When Hamda Yusuf was growing up in West Seattle, her mom used to recite original […]

Continue reading …