Baaq| Fadlan u gurmada walaalkiin wariye Xasan Ali Nuur (Xasan Soomaali) oo lagu haysto Liibiya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Baaq| Fadlan u gurmada walaalkiin wariye Xasan Ali Nuur (Xasan Soomaali) oo lagu haysto Liibiya

February 10, 2019| Arlaadi Online

Image may contain: 1 person, text

Waxaad kale oo kala xiriiri kartaan hooyadiisa Amina Cali Xassan +252616198350.

“Dowlada Federaalka, Dowlad goboleedka Koonfur galbeed iyo ururada saxaafada waxaan ugu baaqayaa inay ka qeyb qaataan gurmadka iyo sidii lagu soo deeyn lahaa wariye Xasan Soomaali iyo guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran Liibiya.” Ahmed Nuur Arlaadi. Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *