Somali People’s Party Statement on World Refugee Day. Xisbiga Ummadda oo soo saaray Bayaan ku Aadan Maalinta qaxootiga Aduunka oo sanad kasta la xuso 20-ka bisha June + World Refugee Day Special. TRT World

Somali People’s Party Statement on World Refugee Day. Xisbiga Ummadda oo soo saaray Bayaan ku Aadan Maalinta qaxootiga Aduunka oo sanad kasta la xuso 20-ka bisha June + World Refugee Day Special. TRT World June 20, 2019| Arlaadi Online   Statement by Ahmed Nuur Arlaadi, Interim Chairman of People’s Party of Somalia (PPS). WE HAVE A COLLECTIVE RESPONSIBILITY TO PROMOTE …

Ha dhayalsan Doorashada JUBBALAND. My reflection of the upcoming Jubbaland election in August 2019. By Mohamed Barre (Junlay) + MD Axmed Madoobe oo taageero xoog leh ka helay reer Jubbaland Dal iyo dibad

Ha dhayalsan Doorashada JUBBALAND. My reflection of the upcoming Jubbaland election in August 2019. By Mohamed Barre (Junlay) + MD Axmed Madoobe oo taageero xoog leh ka helay reer Jubbaland Dal iyo dibad June 18, 2019| Arlaadi Online Mohamed Barre (Junlay). Waa siyaasi iyo Aqoonyahan ruugacdaa ah oo wax ka qora arrimaha Jubbaland iyo guud ahaan Soomaaliya. Waxaa nagu soo …

Video| Daawo Wasiir DeqaYasin oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baarlamaanka Dalka Kanada, Xildhibaannada ayaa isku daray sacab iyo istaagid markii uu gudoomiyaha baarlamaanku ku dhawaaqay inay Wasiir Deqa ka soo qaybashay kulanka Baarlamaanka dalka Canada. 

Video| Daawo Wasiir DeqaYasin oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baarlamaanka Dalka Kanada, Xildhibaannada ayaa isku daray sacab iyo istaagid markii uu gudoomiyaha baarlamaanku ku dhawaaqay inay Wasiir Deqa ka soo qaybashay kulanka Baarlamaanka dalka Canada.  June 15, 2019| Arlaadi Online “Pleased to discuss Canada’s strengthening relationship with Somalia with Minister Deqa Yasin @MwomenHRD. Minister @DeqaYasin visit provides an opportunity …

Warsaxaafadeed| Hambalyo Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 May. Xisbiga Ummadda

May 15, 2020| Arlaadi Online   Xuska halgankii SYL iyo dib-usoo nooleynta Qaranimada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda Mudane Axmed Nuur Arlaadi, ayaa ugu hambalyeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabada 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed. Munaasabada Xuska ka MAY EE MAALINTA DHALINYARADA SOOMAALIYEED. Maanta oo kale 15-ka May oo ku began Asaas kii  Ururkii Gobanimadoonka Soomaaliyeed ee SYL …

America needs more leaders like Ilhan. The world needs more Somalia (Ilhan Omar). Arlaadi

America needs more leaders like Ilhan. The world needs more Somalia (Ilhan Omar). Arlaadi March 13, 2019| Arlaadi Online Live out your life in truth and justice, tolerant of those who are neither true nor just. – Marcus Aurelius Ilhan Abdullahi Omar is a Somali-American politician serving as the U.S. Representative for Minnesota’s 5th congressional district since 2019.  The world needs more …

Statement by the People’s Party on International Women’s Day. Hambalyo 8-da Maarso Maalinta Haweenka aduunka

March 8, 2020| Arlaadi Online   “8-da Maarso waa maalin dowladaha caalamka isku raaceen in lagu maamuuso Haweenka aduunka, Haweenku waa lafdhabarka dunida, la’aantoodna ma jiraan wax shaqaynaya, dumarku waa aasaaska dhismaha iyo horumarka aadanaha. Haweenka Soomaaliyeed ayaa la isku raacay inay yihiin dumarka aduunka ugu firfircoon uguna wanaagsan, sidaas oo ay tahay dumarka Soomaaliyeed waxaa ay xiliyada qaar dhibaato …

Video| Justice For Our Somali Sisters | Fight Against Rape. Dagaal ka dhan ah Kufsiga gabdhaha Soomaliyeed

Video| Justice For Our Somali Sisters | Fight Against Rape. Dagaal ka dhan ah Kufsiga gabdhaha Soomaliyeed March 4, 2019| Arlaadi Online In Somalia, rape is “normal”, but the government can change that In a country where one-third of the victims of sexual crimes are children, police training and a “zero-tolerance policy” can go a long way. Arlaadi Online. Education, news, …

BAAQ IYO TACSI XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Caa’isha Ilyaas Aadan

BAAQ IYO TACSI XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Caa’isha Ilyaas Aadan February 26, 2019| Arlaadi Online Xisbiga Ummadda waxaa uu aad uga xunyahay kana tacsiyeynayaa dilkii foosha xumaa ee loo geeystaty Allaha u naxariisto Caa’isha Ilyaas Aadan. Dilka loo geeystay Caa’isha wuxuu ahaa dil arxan …