Home » Archives by category » SAWIRADA TODDOBAADKA (Page 3)
Laki Xaaji Wacays oo jeex jeexday Shahaadadii laga siiyey Universal tv ka dib muran soo kala dhexgalay iyada iyo Maamulka Tv-ga

Isniin April 24, 2017| Arlaadi Oline  Laki Xaaji Wacays oo jeex jeexday Shahaadadii laga siiyey Universal tv ka dib muran soo kala dhexgalay iyada iyo Maamulka Tv-ga. Halkaan ka daawo Laki oo ka warameysa arimaha ay isku qabteen Universal Tv. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.  

Continue reading …
Goos Gooska Xafladdii MARTI SOOR Kobcinta iyo Sare U qaadista dhaqanka Soomaaliyeed. “Bahda Naadiga dhalinyarada Samadoonka Soomaaliyed”.

Talaado April 18, 2017| (Arlaadi Oline)  Goos Gooska Xafladdii MARTI SOOR ee usoo qaban qaabiyay “Naadiga dhalinyarada Samadoonka Soomaaliyed” (Somali Optimistic Youth Club). Kobcinta iyo Sare U qaadista dhaqankeena Soomaaliyeed waa barnaamij bishii ay hal mar qabtaan Bahda Naadiga dhalinyarada samadoonka Soomaaliyed. Hadii uu ku dhaafay midkaan, yuusan ku dhaafin kulanka Xiga ee Bisha soo socoto. Hoos […]

Continue reading …
Maxaa kala qabsaday Maroodigaan iyo Yaxaaska soo weeraray? Yaase u gurmaday.

Isniin April 17, 2017| (Arlaadi Oline)  Maxaa kala qabsaday Maroodigaan iyo Yaxaaska soo weeraray? Yaase u gurmaday. (Wadajir yaa lagu badbaada oo guul lagu gaara) Halkaan ka daawo dhacdadaan oo ka dhacday xruunta Liwonde National Park oo ku taal dalka Malawi. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
General Economic Principles: by Prof. Tareq Ramadan

General Economic Principles: by Prof. Tareq Ramadan Many works have been written on this subject, and many Muslim intellectuals since the beginning of the twentieth century have expounded the broad outlines of Islamic economics. We shall limit ourselves here to indicating by way of summary three principles that explain economic activity without bringing in overwhelming […]

Continue reading …
ISLAAXA & XALINTA KHILAAFAADKA UMMADDAHA. Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

ISLAAXA & XALINTA KHILAAFAADKA UMMADDAHA Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Sabti April 15, 2017| (Arlaadi Oline) Maxaa keena khilaafaadka iyo kala qeybsanaanta ku dhacda ummaddaha. Maxaa looga bixi karaa khilaafka bulshada ka dhex jira. Maxaa xal u ah. Aan isweydiine Afsoomaaliga ma ku jiraa eray u dhigma (Please) oo aan ahayn carabi. Halkaan ka dhageyso Muxaadaro uu […]

Continue reading …
DIBLAMAASIYADDA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA. Kalmado iyo kulamo xusuus reebay: Qaybtii 3aad

DIBLAMAASIYADDA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA. Kalmado iyo kulamo xusuus reebay: Qaybtii 3aad Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline)  “Marka ay dhanaaniga gashiyo, dhiibta kala guurka Dhiillaha nin buuxshaa ma jiro, dhacart jiilaale Dhirin-dhirintu waa shay sanoo, lagu dhabriiraa Hays dhigan nin nooloow hiddaadu, waysu dhimataaye” Hadraawi, dhul gariir. Qoramadeenii 2aad waxay inoo joogtay iyada oo doodii u dhaxaysay Xoghayihii […]

Continue reading …
BANGIYADA ISLAAMKA ALBAABKA MAALGASHIGA XALAASHA AH

BANGIYADA ISLAAMKA ALBAABKA MAALGASHIGA XALAASHA AH. QORAAGA Dr. Saciid Cali Shire Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline)  Saciid waa cilmibaare, qoraa iyo la-taliye wax ka qora culuumta ganacsiga, hoggaamita iyo Bangiyada Islaamka XOG KU SAABSAN BUUGGA: Meesha, 50 sano ka hor, bangiyada Islaamku ahaayeen riyo, sida Prof. Khurshid cabbiray, maanta, bangiyada Islaamku waxay ka mid yihiin nidaamyada […]

Continue reading …
Sheeko cajiib ah: Sheekhii lacagta ku bixiyay inuu dadka ku dhex wacdiyo Kalaabka (nightclub) lagu caweeyo (Tunto).

Sheeko cajiib ah: Sheekhii lacagta ku bixiyay inuu dadka ku dhex wacdiyo Kalaabka (nightclub) lagu caweeyo (Tunto). Jimco April 14, 2017| (Arlaadi Oline) Maxaa dabadeed dhacay. Halkaan ka daawo Sheekh Said Ali Jazaahuallahu Khayran oo ka sheekeyanaya qisadaan iyo xikmada ku jirta. (Sheekha iyo kalaabku) waa sheeko run ah oo Allah dad badan ku soo hanuuniyay. Fadlan asxaabtaada […]

Continue reading …
Alla Meeshu Muran Badanaa! Gabay qoraal ah oo hadaad akhriso qosol la dhici doontid

Alla Meeshu Muran Badanaa! Gabay qoraal ah oo hadaad akhriso qosol la dhici doontid. Muran Badanaa! Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Tixdaan waxaa tiriyay abwaan caadil ah oo u garsooray Soomaali iyo siyaasiyeenteeda. Sheegayna qof walba halka uu la’ yahay iyo iinta uu leeyahay. Nasiib daro magaciisu nama soo gaarin ee bal nala aqriya tixdaan. Soomaaliya […]

Continue reading …
AAS-AASKII 57-SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYED.

AAS-AASKII 57-SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYED. Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Taariikhda ciidankii xooga dalka Soomaaliya waa mid kamid ah hantida ugu faca weyn ee ay leedahay Ummadda Soomaaliyed waana hanti maguurto ah iyo xasuus ku keydsan dadka garankara ee yaqaan qiimaha uu Ciidan wadani ah uu leeyahay dal ilaashanaya madaxbanaanidiisa iyo […]

Continue reading …