Home » Archives by category » XISBIGA UMMADDA (Page 6)
Qoys Soomaaliyeed oo Gabadhooda dhaafsaday Lacag yar (Dhacdo Murugo iyo yaab leh)

Qoys Soomaaliyeed oo Gabadhooda dhaafsaday Lacag yar (Dhacdo Murugo iyo yaab leh) Isniin April 10, 2017| (Arlaadi Oline) Abaaraha ka jira dalka Soomaaliya ayaa gaaray heer ay waalidka qaar ku fakeraan inay caruurtooda ibiiyaan ama gabdhaha yar ee aan qaan gaarin lagu daro rag aad uga da’weyn si waalidiinta gabdhaha dhalay ay uga helaan xooga lacag […]

Continue reading …
DIBLAMAASIYADA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA. Kalmado iyo kulamo xusuus reebay:  Qaybtii 2aad

DIBLAMAASIYADA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA. Isniin April 10, 2017| (Arlaadi Oline)  Kalmado iyo kulamo xusuus reebay:  Qaybtii 2aad Qoramadeenii hore waxaynu ku soo qaadanaynay xidhiidhka diblamaasiyadeed ee dhexmaray labadal ee Soomaaliya iyo Maraykanka, waxaynu soo tibaaxnay in siyaasada arimaha dibada ee Soomaliya ay ug digo rogtay inay dhex ka ahaato loolanka quwadaha dunida (non-alignment policy) taasna uu […]

Continue reading …
Shacabka Garoowe Oo Ka Dhiibtay Aragtidooda Heshiiska Puntland iyo Shirkada DP World

Isniin April 10, 2017| (Arlaadi Oline)  Shacabka Garoowe Oo Ka Dhiibtay Aragtidooda Heshiiska Puntland iyo Shirkada DP World. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Continue reading …
Gabadh qosol badan Nimco Jookar oo BBC da u warantey

Isniin April 10, 2017| (Arlaadi Oline)  Gabadh qosol badan Nimco Jookar oo BBC da u warantey. Halkaan ka dhageyso adiga qosli doone. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Continue reading …
Dowlad xumada iyo Musuq-maasuqa ayaa Asal u ah Faqriga iyo Sabool-nimada Aafeeysay Ummadda Soomaaliyeed.

Dowlad xumada iyo Musuq-maasuqa ayaa Asal u ah Faqriga iyo Sabool-nimada Aafeeysay Ummadda Soomaaliyeed. Sabti April 8, 2017| (Arlaadi Online) Dalka Soomaaliya waxaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay 5-ta dal ee dunida ugu faqrisan, saboolnimda dadka Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa in ay ka badan tahay 90%. Waxaa sidoo kale lagu sheegay warbixino caalami ah oo ay […]

Continue reading …
Man Between Angels and Animals

Man Between Angels and Animals Allah has created the angels from intellect but He did not place lust in them, He created animals with lust but did not place intellect in them, but He placed both intellect & lust in humans, therefore he whose intellect overcomes his lust is greater than the angels & he […]

Continue reading …
An Imam, A Pastor, and A Dream. #StrongerTogether

An Imam, A Pastor, and A Dream. #StrongerTogether. A short film presented by Yaqeen Institute of Islamic Research. Yaqeen’s first short film reaffirming our unity in the face of division & bigotry. The first of a new series known as “Yaqeen Stories.” We are #StrongerTogether. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
SAWIRO : Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo la wareegay Xafiiska Shaqada

SAWIRO : Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo la wareegay Xafiiska Shaqada. Khamiis April 6, 2017| (Arlaadi Oline) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaaliya Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed , ayaa shalay si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga C/qaadir Sheekh Cali Diini . Wasiirka, ayaa xilka waxa uu kula wareegay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga […]

Continue reading …
WAREYSI XASAASI AH PROF AHMED SAMATAR SOOMAALIYA & SOMALILAND (MUXUU PROF. SAMATAR KA YIRI SLADHIGA BERBERA)

WAREYSI XASAASI AH PROF. AHMED SAMATAR SOOMAALIYA & SOMALILAND (MUXUU PROF. SAMATAR KA YIRI SLADHIGA BERBERA). Talaado April 4, 2017| (Arlaadi Oline) WAREYSI PROF AHMED ISMAACIL SAMATAR UU KAGA HADLAY DOORASHADII DALKA KA DHACDAY, DEKADA IYO SALDHIGA BERBERA, DOWLADA SOOMAALIYA IYO DIB U DHACA DOORASHOOYINKA SOMALILAND. PROF. AHMED SAMATAR OO LA WEEYDIIYAY MIDNIMADA SOOMAALIYA AYAA KU JAWAABAY […]

Continue reading …
Sh. Maxamed Idriis – Cadaalada iyo Amaanada

Sh. Maxamed Idriis – Cadaalada iyo Amaanada Talaado April 4, 2017| (Arlaadi Oline) Waa darsi kooban oo uu Sheekh Mxamed Idriis kusoo qaatay muhimada ay leedahay ilaalinta Caddaalada iyo Amaanada. Halkaan ka dhageyso wacdiga sheekh Maxamed Idris. Muxaadaro kale oo isla mowducaan ku saabsan Ahmiyada Amaanada iyo Caddalada oo uu todobaadkii hore jeediyay Sheekh Said Ali halka […]

Continue reading …