Home » Archives by category » XISBIGA UMMADDA (Page 7)
Xikmadahaan wixii naga maqan aan nolasheena ku dabaqno

Sabti April 1, 2017| (Arlaadi Oline)  Xikmadahaan wixii naga maqan aan nolasheena ku dabaqno Hadaad Daacad tahay, waxaad helaysaa guulo badan oo aadan filanaynin. Hadaad Amaano la timaado waxaad helaysaa Kalsooni. Hadaad abuurato wanaagna waxaad helaysaa Saaxiibtinimo. Hadaad la timaado Sabar iyo Dulqaadna waxaad helaysaa Raaxo iyo Farxad. Hadaad samayso Dadaal, karti iyo hufanan waxaad helaysaa Guul iyo Horumar. Mar walbana […]

Continue reading …
Tariikhda Sun Tzu Biography –  Kaartada dagaalka “Every battle is won before it’s ever fought.”

“Appear weak when you are strong, and strong when you are weak.” Sun Tzu, The Art of War ” U muuqo daciif marka aad xoogan tahay, Mid xoogana u muuqo marka aad daciif tahay” Sun Tzu, The Art of War “Supreme excellence consists of breaking the enemy’s resistance without fighting.” One of the things that Sun Tzu talks […]

Continue reading …
Sheekh Barbaraawi oo Maanta Khudbadii Jimcaha si adag ugaga Hadlay Dhalinyaradii Modelka

Sheekh Barbaraawi oo Maanta Khudbadii Jimcaha si adag ugaga Hadlay Dhalinyaradii Modelka Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Sheekh Barbaraawi ayaa ka digay in dhalinyaradu ay qabtaan fashion show, wuxuuna sheegay in aan la qaban karin camal xun oo aad leedahay ujeedo wanaagsan ayaan ka leeyahay. Waxaa lasoo sheegay in dhalinyardii fashion-ka ku qabatay Hargeysa ay […]

Continue reading …
Islam and materialism

Islam and materialism When we caution against materialism, are we not in danger of stifling development? Is that not harking back to a nomadic or caveman-like existence. Or is this a too-simplistic polarization of a complex set of ideas? Islam is not against the welfare and well-being of Muslims; rather it is against any economic rift […]

Continue reading …
QISO CAJIIB AH OO KU CIBRO QAADASHO MUDAN: Qalinkii: Cabdishakuur Ismaaciil Aadan.

QISO CAJIIB AH OO KU CIBRO QAADASHO MUDAN: Qalinkii: Cabdishakuur Ismaaciil Aadan. Wakhtigii Nabi muuse (CS) ayaa waxaa jiray qoys faqiir ama sabool ahaa oo ku noolaa nolol adag oo ciriiriya sannado badan ayay sidaa ahaayeen. Waxay nololasha la halgamaanba oo ay samir iyo adkaysi ku noolaadaanba.Habeen ka mid ah habeenada ayaa ninkii iyo xaaskiisa […]

Continue reading …
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan “Waxaa Nagu filan Ducada Walaalaheena Soomaaliya”

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan  “Waxaa Nagu filan Ducada Walaalaheena Soomaaliya.” Hadii aad rabto inaad wax ka barato taarikhda Erdogan halkaan ka akhriso: Wax ka barro taariikhda madaxweyne Rajab Dayib Axmed Erdogan qeybtii 1AAD. http://faafannews.com/wararka/wax-ka-barro-taariikhda-madaxweyne-rajab-dayib-axmed-erdogan-qeybtii-1aad/ Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
NOLOL CUSUB: #10: KA DABA OROD RIYADAADA (SIRTA GUUSHA SH.KENYAWI)

NOLOL CUSUB: #10: KA DABA OROD RIYADAADA (SIRTA GUUSHA SH.KENYAWI). Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Maxaad samayn lahayd haddii dadka kuwii kuugu soo dhowaa ay ka hor yimaadaan RIYADAADA?! Wax ka ogow oo baro sirta guusha Sheekh Kenyaawi. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Dadka taajir ka ah oo aan farxin Odayaasha Afrika ayaa ka farxad badan kuwa Yurub iyo Mareykanka

Dadka taajir ka ah oo aan farxin, Odayaasha Afrika ayaa ka farxad badan kuwa Yurub iyo Mareykanka. Jimco Maarso 31, 2017| (Arlaadi Oline) Dadka ayaa farxadda waayo marka ay gaaraan da’da dhexe- balse waa keliya haddi aad ku nooshahay waddamada barwaaqa sooranka ah, sida laga soo xigganayo khubarada. Sida ay sheegeyso xogta sahanka adduunka, qoraayaasha xarunta Lancet […]

Continue reading …
Madaxweynaha Jabuuti oo kaliya ayaa soo hadal qaaday Xaalada Abaaraha Soomaaliya ka jira.

Madaxweynaha Jabuuti oo kaliya ayaa soo hadal qaaday Xaalada Abaaraha Soomaaliya ka jira. Arbaco 29, 2017| (Arlaadi Online) Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Ismaacii Cumar Geelle ayaa lagu soo waramayaa inuu noqday Madaxweynaha kaliya ee ku baaqay kana codsaday dalalka Carabta ee shirku uga socdo dalka Jordan in loo kaalmeeyo oo loo gurmado […]

Continue reading …
RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO BAARLAMAANKA KA HORJEEDIYAAY KUDBAD TAARIIKHI AH OO UU KUSOO SOO BANDHIGAY BARNAAMIJKA XUKUUMADIISA

DAAWO KHUDBADII RA’IISUL WASAARE KHEYRE EE ANSIXINTA GOLAHA WASIIRADA. QEYBTA 1AAD. RW Khayre “Musuq-maasuq meel uu ka jiro Caddaalad kama jirto”  RW Khayre “Maanta waa maalintii aan u istaagnay cirib tirka Musuq-maasuqa.” Waa erayo ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyed inay ka maqalaan Madaxdooda la dagaalanka Musuq-maasuqa Aafeeyay qaranimada dalka Soomaaliya. Arbaco 29, 2017| (Arlaadi Online) […]

Continue reading …