Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 101)
Madaxda G-20 oo kulamo adag ku leh magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka

Madaxda G-20 oo kulamo adag ku leh magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka Sabti July 8, 2017| Arlaadi Online  Saraakiil ka socotay dalalka ku midoobay G-20 ayaa tan iyo xalay gudaha magaalada Hamburg kaga shaqeynayay sidii looga gudbi lahaa farqiga dhanka ganacsiga iyo kan isbadalka cimilada ee kala dhaxeeyo Mareykanka. Dadka wada dhexdhexaadinta ayaa isku dayaya inay […]

Continue reading …
Falanqeyn: Arimaha ku soo kordhay toddobaadkan siyaasadda dalka Maraykanka iyo Jamiila Ismaaciil

Sabti July 8, 2017| Arlaadi Online  Falanqeyn: Arimaha ku soo kordhay toddobaadkan siyaasadda dalka Maraykanka iyo Jamiila Ismaaciil Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Continue reading …
Qiso Cajiiba Cumar Binu KHadaab iyo Xudeeyfa Ibnu Yamaam

Jimco July 7, 2017| Arlaadi Online  Qiso Cajiiba Cumar Binu Khadaab iyo Xudeeyfa Ibnu Yamaam Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.  

Continue reading …
Waraabaha iyo siyaasigu xagay iska shabahaan?

Waraabaha iyo siyaasigu xagay iska shabahaan?   Jimco July 7, 2017| Arlaadi Online  Bulsho kasta oo dunida ku nooli waxay la falgashaa hab-nololeedka deegaan ee ay ku nooshahay, kaasna waxa laga dheehdaa marka la darso hab-dhaqankeeda iyo suugaanteeda taas oo ay ku tilmaansanto nolosheeda, isguna gudbiso fac ka fac. Soomalidii hore ee raacatada ahayd waxa ugu […]

Continue reading …
Daawo Farxaan Xidig oo Wacdaro ka dhigay Xafladdii 1da Luulyo ee Kismaayo 2017

Jimco July 7, 2017| Arlaadi Online  Daawo Farxaan Xidig oo Wacdaro ka dhigay Xafladdii 1da Luulyo ee Kismaayo 2017 Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Continue reading …
Wasiir kashifay in maamulka Koonfur Galbeed ay ka kala carareen ciidamadii u diiwaan gashanaa

Wasiir kashifay in maamulka Koonfur Galbeed ay ka kala carareen ciidamadii u diiwaan gashanaa Jimco July 7, 2017| Arlaadi Online  Maamulka K/galbeed ayaa xaqiijiyey iney jiraan ciidamo ka gadooday maamulkooda, kuwaasi oo dhowaan tababar ku qaatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga maaulka Koonfur galbeed C/laahi Maxamed Aadan ayaa sheegay inay […]

Continue reading …
Muxuu Guddoomiye Jawaari kala socdaa Mooshinka Xukuumada Khayre?

Muxuu Guddoomiye Jawaari kala socdaa Mooshinka Xukuumada Khayre? Jimco July 7, 2017| Arlaadi Online  Warar laga soo xigtay qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ka gaabsaday dalab kaga imaaday dhanka Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre. Dalabka Ra’isul wasaare Khayre ee uu ka biya diiday Guddoomiye Jawaari […]

Continue reading …
Maxaa ka dhasha nooca uu hoggaamiyuhu yahay iyo afkaarta iyo arrimaha kolkaas taagan iyo wax ka qabadkooda? 

Maxaa ka dhasha nooca uu hoggaamiyuhu yahay iyo afkaarta iyo arrimaha kolkaas taagan iyo wax ka qabadkooda?    Khamiis July 6, 2017| Arlaadi Online  Jawaab: Haddii uusan nooca uu yahay aqoon, isuma dheellitirikaro arrimaha taagan, tillaabada habboonna ma qaadikaro, guushuna way ka daahdaa, ama way ka durugtaa. Tusaale ahaan: *Haddii uu hoggaamiyuhu yahay qunyarsocod, hawlaha meel […]

Continue reading …
Sanad guarda 57aad ee xoriyadda Soomaaliya iyo sanad guurada 150 aad ee xoriyadda dalka Canada oo hal mar loo wada dabaaldegay

Khamiis July 6, 2017| Arlaadi Online  Sanad guarda 57aad ee xoriyadda Soomaaliya iyo sanad guurada 150 aad ee xoriyadda dalka Canada oo hal mar loo wada dabaaldegay Arlaadi Online: News that Matters to Somali Canadians . Arladun@hotmail.com

Continue reading …
Qisadii Odaygii helay Kiishka lacagta badani ku jirtay!! Qiso yaab badan Abdulaziz Oogle

Khamiis July 6, 2017| Arlaadi Online  Qisadii Odaygii helay Kiishka lacagta badani ku jirtay!! Qiso yaab badan Abdulaziz Oogle Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Continue reading …