Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 142)
Madaxweyne Farmaajo oo taagerayaal cusub ku kasbaday sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde. Yaa ka mid ah?

Madaxweyne Farmaajo oo taagerayaal cusub ku kasbaday sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde. Yaa ka mid ah? Muna Gabeyre, ” Madaxweyne Farmaajo waa I Qanciyay”. Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  “Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” -Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa jira xikmad uu […]

Continue reading …
War deg deg ah: Mashaariicda Midowga Yurub ee Soomaaliya oo markii ugu horeeysay maamulkeeda lagusoo wareejiyay dowlada Federaalka

Mashaariicda Midowga Yurub ee Soomaaliya oo markii ugu horeeysay maamulkeeda lagusoo wareejiyay dowlada Federaalka  Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Qoraal caawa qiyaastii laba saac ka hor kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya aya lagu sheegay una qornaa sidaan: “Mashaariicda ay Midowga Yurub ku bixiyaan dowlad wanaagga, horumarinta iyo gargaarka Soomaaliya waxaa maanta wixii ka dambeeya maamuli doona […]

Continue reading …
Shacabka Koonfur galbeed: Adduunyooy Xaalkaa Ba’a Ceelna Uma Qodna Cidna Uma Maqna

Shacabka Koonfur galbeed: Adduunyooy Xaalkaa Ba’a Ceelna Uma Qodna Cidna Uma Maqna Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Nasiib darada haysata shacabkaan degan dhulka ugu hodansan Soomaaliya waa wax aan la maleyn karin. Hoggaan aan dhicin waxna aan qaban, tayo xumo iyo karti dari xadka ka baxday oo haysata Madaxdooda. Dhibaatooyinka Maamul xumo ayaan ku koobnayan degaanka. In […]

Continue reading …
Maxkamadda Ciidamada Puntland oo 5 dhallinyaro ah Ku Riddey Xukun Dil Ah

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo 5 dhallinyaro ah Ku Riddey Xukun Dil Ah   Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa waxay maanta xukun dil ah ku riidey Shan ruux oo la sheegay iney abaabulayeen qaraxyo ka dhaca deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Halka warar kale oo soo baxay sheegayaan in dhallinyarada […]

Continue reading …
Wasiirka ugu shaqada badan xukuumada RW Khayre oo saakay kormeer Shaqo ku tagay Hogaanka ilaalada Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Wasiirka ugu shaqada badan xukuumada RW Khayre oo saakay kormeer Shaqo ku tagay Hogaanka ilaalada Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaliya Dr Abdirahman Ducaale Beyle iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada ayaa saakay kormeer Shaqo ku tagay Hogaanka ilaalada Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Mudane […]

Continue reading …
Xoolo Dhaqatada Ku Nool Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in xoolo fara badan ay Al-Shabaab ka dhaceen.

Xoolo Dhaqatada Ku Nool Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in xoolo fara badan ay Al-Shabaab ka dhaceen. Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Muumin oo ah mid kamid ah Xoolo Dhaqatada Ku Nool Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in xoolo fara badan oo Gaaraya Sadex Kun oo Isugu Jira Ari, Geel Iyo Lo’ Ay Al-Shabaab […]

Continue reading …
Nin aan waligii Khayr samayn oo Alle u dambi dhaafay

Nin aan waligii Khayr samayn oo Alle u dambi dhaafay Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir: Sababaha lagu galo janada, maxaase janada ku diyaarsan oo laga helaa. Halkaan ka daawo wixii uu sameeyay ninkaas iyo laba camal oo fudud oo ka mid ah kuwa janada lagu galo. Arlaadi Online. Education news, opinion […]

Continue reading …
Daawo Warbixin laga Diyaariyay Soo dayntii Wariye Coldoon iyo wareysi uu dhiibay markii uu Xabsiga ka soo baxayay

Sabti May 26, 2017| Arlaadi Online  Daawo Warbixin laga Diyaariyay Soo dayntii Wariye Coldoon iyo wareysi uu dhiibay markii uu Xabsiga ka soo baxayay Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Xagee la geeyay lacagtii Dal Iyo Dibad laga soo uruuriyay ee Malaayiinta Ahayd?

Xagee la geeyay lacagtii Dal Iyo Dibad laga soo uruuriyay ee Malaayiinta Ahayd? Shacabka Soomaaliyed waxay u baahan yihiin jawaab qancisa. Jimco May 26, 2017| Arlaadi Online  Aaway 45-tii Milyan ee Dowlada Imaaraadka ay ku uruurisay 6-Saacadood gudaheeda oo ay u uruuriyeen Soomaaliya. Hadaba inbadan oo ka mid ah ummadii magacooda wax lagu soo uruuriyay weli wax ma gaarin. Halkan […]

Continue reading …
Maxay Safarada Madaxweyne Farmaajo uga duwan yihiin safarada Madaxdii ka horeeysay?

Maxay Safarada Madaxweyne Farmaajo uga duwan yihiin safarada Madaxdii ka horeeysay? Madaxweynaha yaan loo xisaabin safarada uu galayo sanadka hore. Sida muuqatana Madaxweyne Farmaajo safaradiisu wey ka duwan yihiin safarada Madaxdii ka horeeysay. Jimco May 26, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee dhawaan socdaalka ku tagay dalalka Boqortooyada […]

Continue reading …