Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 145)
Daawo khudbadihii ay Madaxdu ka jeediyeen xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug

Daawo khudbadihii ay Madaxdu ka jeediyeen xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Isniin May 29, 2017| Arlaadi Online  Xafladda Caleema saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ee Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, wakiiladda beesha Caalamka iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha DFS […]

Continue reading …
Midowga Yurub oo ku dhegan dowlad goboleedka Puntland. Maxaa lagu haystaa?

Midowga Yurub oo ku dhegan dowlad goboleedka Puntland. Maxaa lagu haystaa? Isniin May 29, 2017| Arlaadi Online  Waxaa ka jawaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Camey, arinta ugu daran ee ay Hay’adaha Xuquuqda Aadamiga u Dooda ku haystaan Maamulka Puntland waa dhalinyarada lagu fuliyo xukunada dilka ah iyo iyada oo Puntland lagu cadaadinayo inay wax ka badelaan […]

Continue reading …
DAAWO: Wariye Coldoon oo si Cajiib ah loogu soo dhaweeyay Burco

DAAWO: Wariye Coldoon oo si Cajiib ah loogu soo dhaweeyay Burco Isniin May 29, 2017| Arlaadi Online  Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo dhawaan laga sii daayay xabsiga Hargeysa ayaa maanta waxaa magaaladda Burco loogu soo dhaweysay si aad uqurux badan. Shacabka magaaladda Burco ee gobolka Togdheer oo isugu jira, odayaal, haween iyo dhalinyaro ayaa banaanka magaaladda […]

Continue reading …
Waxaa haboon oo weliba waajib ah in la helo 2  sifo si ay Soomaaliya u ilaashato khayraadka dalkeeda. Dr. Sulub

Waxaa haboon oo weliba waajib ah in la helo 2 sifo si ay Soomaaliya u ilaashato khayraadka dalkeeda. Dr. Sulub Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  Doodda ku saabsan sharikadda Soma Oil & Gas iyo guud ahaaan sharikad kasta oo doonaysa in ay heshiis la galaan dawladda Soomaaliyeed iyo mid kaloo imaan doonta mustaqbalka waxaa haboon […]

Continue reading …
Caddaalada: Madaxda Waqooyiga oo ka dheereeyay kuwa Koonfureed. Waa kuwee labadii Mas’uul ee ugu horeeysay ee diiday heybsooca

Caddaalada: Madaxda Waqooyiga oo ka dheereeyay kuwa Koonfureed. Waa kuwee labadii Mas’uul ee ugu horeeysay ee diiday heybsooca Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  Sidee Ku Ciribtirna Heybsooca? Laba khudbo oo muhim ah wax badana aad ku ogaan doonto. Halkaan ka daawo mowqifka adag ee ay heybsooca ka istaageen Madaxweyne Gaas iyo Guddoomiye Biixi iyo fikradaha […]

Continue reading …
Hordhac Kaftanka siyaasada iyo Ali Xaraare oo Farta ku Fiiqay siyaasiyiin

Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  Hordhaca Kaftanka siyaasada iyo Ali Xaraare oo Farta ku Fiiqay siyaasiyiin Ali Xaraare: Galayar iyo Siilaanyo iyo doodiii ku dhexmartay Hargeysa. Halkaan ka daawo Hordhaca barnaamijka. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Falanqeyn: Budget-ka cusub ee Maraykanka iyo saamaynta uu ku leeyahay Soomaalida. Jamiila Ismail

Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  Falanqeyn: Budget-ka cusub ee Maraykanka iyo saamaynta uu ku leeyahay Soomaalida. Jamiila Ismail Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Sheekh Abdirashiid Sh. Ali Suufi oo akhrinaya Quraan, Surat Adh-Dhāriyāt

Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  Sheekh Abdirashiid Sh. Ali Suufi  oo akhrinaya Quraan, Surat Adh-Dhāriyāt Xafidahullah Sheekh Abdirashid Sh. Ali Suufi oo cod qiiro leh ku akhrinaya Qur’aanka Kariim ah. Walaalaha kale la Share-garee. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo taagerayaal cusub ku kasbaday sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde. Yaa ka mid ah?

Madaxweyne Farmaajo oo taagerayaal cusub ku kasbaday sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde. Yaa ka mid ah? Muna Gabeyre, ” Madaxweyne Farmaajo waa I Qanciyay”. Axad May 28, 2017| Arlaadi Online  “Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” -Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa jira xikmad uu […]

Continue reading …
War deg deg ah: Mashaariicda Midowga Yurub ee Soomaaliya oo markii ugu horeeysay maamulkeeda lagusoo wareejiyay dowlada Federaalka

Mashaariicda Midowga Yurub ee Soomaaliya oo markii ugu horeeysay maamulkeeda lagusoo wareejiyay dowlada Federaalka  Sabti May 27, 2017| Arlaadi Online  Qoraal caawa qiyaastii laba saac ka hor kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya aya lagu sheegay una qornaa sidaan: “Mashaariicda ay Midowga Yurub ku bixiyaan dowlad wanaagga, horumarinta iyo gargaarka Soomaaliya waxaa maanta wixii ka dambeeya maamuli doona […]

Continue reading …