Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 146)
Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilanyo oo la kulmay Axmed Maxmed Maxamuud Siilanyo

March 25, 2015| Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilanyo oo la kulmay Axmed Maxmed Maxamuud Siilanyo. Axmed Siilanyaha cusub oo ka hadlay xarrigii ay kula kaceen ciidamada Police-ka iyo Kulankii uu la qaatay Samigii Madaxweyne Siilanyo halkaan ka dhageyso. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.  

Continue reading …
DAAWO HD – Taariikhda Wasiiradda Cusub ee dhawaan la magacaabay

March 25, 2017| DAAWO HD – Taariikhda Wasiiradda Cusub ee dhawaan la magacaabay. Waa barnaamijka ka hadlaya taarikhda wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay RW Khayre. Halkaan ka daawo. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Continue reading …
Falanqayn: Saldhiga Military uu Turkigu Ka furi doono Soomaaliya

Falanqayn: Saldhiga Military uu Turkigu Ka furi doono Soomaaliya. March 25, 2017| Barnaamijka Bandhiga Kalsan Tv oo lagu falanqeeyay Saldhiga Military uu Turkigu Ka furi doono Soomaaliya faaidada iyo Dhibaatooyinka ka imaan kara. Waa saldhigii labaad oo ay Turkigu ka furtaan dal shisheeye, saldhigaas wuxuu noqon doona mid ka weyn saldhiga uu Turkigu ku leeyahay […]

Continue reading …
Maxay yihiin sadexda Arimood uu Madaxweyne Farmaajo kula heshiiyay RW Khayre

“Mabda’ Aan ku shaqeeyno ayaa Soomaalinimo ah”  Madaxweyne Farmaajo “dalkeenu wuxuu la buruburay oo colaadaha iyo dhibaatooyinka inoo haystaan waa Caddaalad daro, aniga ayaa ugu horeeya qabiil malihi dadkeyguna waa ii simanyihiin oo waxaan ugu shaqeeyn si Caddaalad ah.”  Waa Erayo ka mid ahaa Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu u Jeediyay Reer Nairobi March 25, 2017| Wuxuu […]

Continue reading …
Prof. Afyare Cabdi Cilmi iyo Siyaassi Cali Xaaji Warsame oo ku baaqay in la ansixiyo xukuumada RW Khayre

Prof. Afyare Cilmi iyo Siyaassi Cali Xaaji oo ku baaqay in la ansixiyo xukuumada RW Khayre. March 24, 2017| Murashxii hore ee Madaxtinimada Soomaaliya Cali Xaaji Warsame iyo Prof. Afyare Cilmi ayaa mar ay maanta ka qeyb galeen barnaamijka dooda Jimaha ee idaacada BBC-da laanteda Afsoomaaliga waxay ku baaqeen in la Ansixiyo golaha wasiirada cusub […]

Continue reading …
Daawo Sh Umal Iyo Khudbadii Jimcaha Maanta: 6 Arimood intaysan dhicin Acmaasha wanaagsan u degdeg

March 24, 2017| Daawo Sh Umal Iyo Khudbadii Jimcaha Maanta: 6 Arimood intaysan dhicin Acmaasha wanaagsan u degdeg. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Continue reading …
Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon

Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon? March 24, 2017| Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon. Waxaa barnaamijka marti ku ahaa Hanad Cumar iyo Ambassadaor Cabdirashiid Aadan Seed. Waxaa wareystay Wariyaha Tv-iga Somalicable Abuukar Cawaale (Qaad diid). Hakaan ka daawo. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Continue reading …
Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada

  March 24, 2017| Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka […]

Continue reading …
Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

March 24, 2014| Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Nabigeena suubanaa Maxamed SCW, wuxuu yiri, Qofka ku ducaysto ducadan – ducooyinkaan wax walbo oo welwel iyo murugo ah oo ku heysto ILLAAHAY SWT, wuu ka furfuraa. اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ،أسألك بكل […]

Continue reading …
“Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Recovering the Somali State. by: Dr. Abdurahman Baadiyow

March 23, 2017. Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya. Buuggani wuxuu tusaale […]

Continue reading …