Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 148)
MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka digay in Soomaaliya Hubka loo Fasaxo

MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka digay in Soomaaliya Hubka loo Fasaxo “Caalamka Ka Garowsan Mayno Abaal-daro gaadha inay nooso kala hiiliyaan ama noo kala Eexdaan walaalahayo”. Siilaanyo Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Soomaali-land Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta jeediyay Khudbad loogu talagalay 18-ka May oo ku beegan xilligii Soomaali-land sheegtay in ay […]

Continue reading …
London: Oday Maxamed Cabdi Yusuf oo fariin u diray xildhibaanada ku bahoobay Madasha HORUSOCOD.

London: Oday Maxamed Cabdi Yusuf oo fariin muhim ah u diray xildhibaanada ku bahoobay Madasha HORUSOCOD. Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Halkaan ka daawo Mudane Maxamed Cabdi Yusuf oo si odaynimo ah ula hadlay Madaxda dalka, xildhibaanada Baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyed. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale

Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa  laga wareystay arimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiska Somaliland iyo DP world, xiriirka kala dhexeya Dowlada Federaalka, Ictiraaf raadintii Somaliland iyo Arimo kale oo ay ka mid yihiin mowqifka xukuumada […]

Continue reading …
Xog Muhiim ah: Halkuu maryaa Baaritaanka xiriika Ruushka iyo Trump iyo Falanqeyntii Jamiila Ismaaciil

Xog Muhiim ah: Halkuu maryaa Baaritaanka xiriika Ruushka iyo Trump iyo Falanqeyntii Jamiila Ismaaciil Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online Halkaan ka daawo barnaamij xiisa gooniya leh, waxaa taxliilinaya wariyahena Arimaha Mareykanka Jamiila Ismaaciil oo ka jawaabaysa saameynta ay Trump ku yeelan doonto dhacdooyinkii ugu dambeeyay. Trump shaqada ma ku waayi doona? Maxaa ka imaan doona […]

Continue reading …
War Deg Deg ah:- Xildhibaanadii ku midoobay Madasha Horusocod oo War Culus uga dhawaaqay Muqdisho

War Deg Deg ah:- DHAGEYSO+SAWIRO:- Xildhibaanadii ku midoobay Madasha Horusocod oo War Culus uga dhawaaqay Muqdisho Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online Kulan ay Maanta isugu yimaadeen Xildhibaanadii Maalmo ka hor Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya uga dhawaaqay in ay ku Midoobeen Kudlad lagu Magacaabo Hor u socod oo Maanta Saxafadda kula hadlay Muqdisho ayaa Faah-faahin ka […]

Continue reading …
Turkiga Oo Cadeeyey xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya ujeedadisa Warbixin Qiiro Leh. Somalia and Turkey reap rewards from mutually beneficial relationship

Turkiga Oo Cadeeyey xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya ujeedadisa Warbixin Qiiro Leh. Somalia and Turkey reap rewards from mutually beneficial relationship Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online Raysal Wasaaraha Turkiga Binali Yıldırım oo waraysi siiyayay idaacada BBC laanteda Afka Soomaaliga ayaa sheegay sababta Madaxweynaha Rajeb Dayib Erdogaan u tagey Soomaaliya inay ahayd si uu u muujiyo inaysan wali […]

Continue reading …
Axmed Madoobe ”Midnimo la’aanta waxaa ay Soomaaliya u horseeday dhibaato badan”

Axmed Madoobe ”Midnimo la’aanta waxaa ay Soomaaliya u horseeday dhibaato badan” Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online  Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay isku xirnaanshiyaha ay Madaxda qaranka iyo Hogaamiyayaasha maamul Goboleedyada la tageen Shirka London. Hogaamiye Axmed Madoobe waxa uu sheegay in muhiimada koowaad ay tahay in adduunka la tuso isku xirnaanshiyaha ka […]

Continue reading …
Cabdiweli Gaas oo Digniin culus u diray Xildhibaanada Kenya ku shiray ee la baxay Madasha HORUSOCOD

Cabdiweli Gaas oo Digniin culus u diray Xildhibaanada Kenya ku shiray ee la baxay Madasha HORUSOCOD Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo xaflad lagu soo dhaweynayay kaga qeyb galay Magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa si kulul ugu hadlay arinta xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ee ku shiray Magaalada […]

Continue reading …
Madaxweyne Xasan Sh & Gudoomiyaha Xisbiga Daljir Fiqi oo ku kulmay Turkey.

Madaxweyne Xasan Sh & Gudoomiyaha Xisbiga Daljir Fiqi oo ku kulmay Turkey. Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa gurigiisa magaaladda Istanbul ee dalka Turkey ku casuumay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan golaha aqalka sare. Axmed Macalin Fiqi oo kamid ahaa siyaasiyiintii sida weyn uga soo horjeestay in […]

Continue reading …
War Deg Deg – Xildhibaan Xidig oo berito Shir Jaraa’id Xamar ku qaban doona

War Deg Deg – Xildhibaan Xidig oo berito Shir Jaraa’id Xamar ku qaban doona Khamiis May 18, 2017| Arlaadi Online  Muqadisho: Wararka aan caawa ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xildhibaanada Ku Midoobay Madasha (Hor-Usocod) “Cabdi Rashiid Xidig” uu Berito Shir Jaraa’id ku Qaban doono Magaalada Muqadisho. Xidig ayaa sida ay wararku […]

Continue reading …