Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 159)
Taariikhda 6 wadan oo gabi ahaanba ka baxay khariidada caalamka qarnigii 20-aad.

Sabti April 29, 2017| Arlaadi Oline  Taariikhda 6 wadan oo gabi ahaanba ka baxay khariidada caalamka qarnigii 20-aad. Soomaali waxaa la gudboon inay taariikhahaas wax ka bartaan. Qoraal mowducaan la xiriira ayaa todobaadkaan oo ku beegnayd April 25 kusoo baxay website-ka Arlaadi Online qoraalkaas oo uu cinwaankiisu ahaa. Maxay yihiin Arimaha keeni kara inay Soomaaliya sii […]

Continue reading …
Awooda Ciidanka waqooyiga kuuriya : Macluumaad laga yaabo in aadan horey u maqal

Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Awooda Ciidanka waqooyiga kuuriya : Macluumaad laga yaabo in aadan horey u maqal Waxaa maalmahaan sii xoogeystay xurguftii u dhaxeysay dalka Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya. Hadaba halkaan ka ogow Awooda ay leeyihiin ciidanka waqooyiga kuuriya oo loo yaqaan ciidanka shacabka kuuriya oo ay ku baxdo misaaniyada ugu badan ee dalkaas […]

Continue reading …
Wax ka ogow wadamada 20-ka sano ee soo socda kala qaybsami doona. Dalal Aadan fileyn ayaa ku jira saadaasha.

Wax ka ogow wadamada 20-ka sano ee soo socda kala qaybsami doona. Dalal Aadan fileyn ayaa ku jira saadaasha. Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Wadamada lagu sheegay Muqaalkaan waa wadamo la saadaalinayo inay kala qaybsami doonaan una kala jabi doonaan dhowar dal mustaqbalka dhow. Halkaan ka daawo warbixinta wadamada kala qaybsami doona iyo wadamo Aadan […]

Continue reading …
#Yaa_Gartaada_Gooyay. (Faallo Cilmu-Nafsi ah)

#Yaa_Gartaada_Gooyay. (Faallo Cilmu-Nafsi ah) Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Aduunyada waa Marin marti loowada yahay Qabrigana waa halkii lagusii sugilahaa gaarigii kuukaxeenlahaa Qiyaamaha , maalinta aakhirana waa jihadii loowada socday , sababta ugu weyn ee Allah uu aduunyada inookeenay ayaa ah inaan caabudno sidii uu Allah Qur’an-ka kariimka inoogu sheegayba. Hadaba intaan noolnahay waxaa lamahuraan ah […]

Continue reading …
Sheikh Said Ali – Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yiri warwarka iyo walbahaarka

Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Sheikh Said Ali – Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yiri warwarka iyo walbahaarka Qolo ayaa u timid Cali Ibnu Abi Dalib, waxa ay waydiiyeen ciidanka Allah ka ugu xooga wayn. Ciidamada Allah waa ay badan yihiin laakiin si cajiib ah ayuu ugu jawaabay. Sheekadii dhex martay Cali iyo qoladaas […]

Continue reading …
Cabdiweli Gaas: “Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heeshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay”.

Cabdiweli Gaas: “Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heeshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay”. Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heeshiiska ay Puntland ku wareejineyso dekadda Boosaaso ee ay la galeen Imaaraadka Carabta, isagoo sheegay in heeshiiskaasi dowladda federaalka […]

Continue reading …
Maxay yihiin Arimaha ay dowlada Soomaaliyed la tegi doonaan shirka London?  Wax ka ogow Qorshaha Xukumadda ee Shirka London

Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline Maxay yihiin Arimaha ay dowlada Soomaaliyed la tegi doonaan shirka London?  Wax ka ogow Qorshaha Xukumadda ee Shirka London Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshaha ay xukumadda la tegi doonto shirka London. Halkaan ka daawo wareysiga Injineer Yariisow uu siiyay Goobjoog oo uu Arimo badan […]

Continue reading …
Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan oo muujiyay sharafta iyo Ixtiraamka uu u hayo Ummadda Soomaaliyed.

Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan oo muujiyay sharafta iyo Ixtiraamka uu u hayo Ummadda Soomaaliyed. Madaxweyne Erdogaan soo dhaweeynta heerka sare ah uu usameeyay Madaxweyne Farmaajo ka sokow wuxuu mid mid u gacaan qaaday wafdigii la socday Madaxweynaha Soomaaliya isaga oo weliba la kaftamay oo si ay farxad ku […]

Continue reading …
Daawo Ilhan Omar oo Wareysi gaar ah siisay BBC Somali. Wax ka ogow sababta ay Ilhan u gashay siyaasada

Arbaco April 26, 2017| Arlaadi Oline Daawo Ilhan Omar oo Wareysi gaar ah siisay BBC Somali. Wax ka ogow sababta ay Ilhan u gashay siyaasada.  Ilhan waa gabadhii u horeeysay oo Muslim ah oo ka mid noqota Aqalka Congress-ka Mareykanka iyada oo matelaysa gobolka Minnesota (Minnesota State). Halkaan ka daawo wareysi kooban oo ay Ilhan siisay […]

Continue reading …
Shacabka Koonfur galbeed oo noqday kuwa ugu dayacan Soomaaliya. Madaxda degaanadaas heer Federaal iyo mid gobol Miyaaney ka baqeyn habaarka Shacabkooda?

Shacabka Koonfur galbeed oo noqday kuwa ugu dayacan Soomaaliya. Madaxda degaanadaas heer Federaal iyo mid gobol Miyaaney ka baqeyn habaarka Shacabkooda? Arbaco April 26, 2017| Arlaadi Oline DAAWO MUQAALKAAN HOOSE EE Murugada leh: Wariye Caan ah Oo Warbixin Naxdin Leh ka Diyaariyay Xaalada degaanada Koonfur galbeed gaar ahaan barakacayaasha magaalada Baydhabo. Wariyaha caanka ah ee John […]

Continue reading …