Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 163)
Madaxweyne Farmaajo Muxuu Habeenkii ku Casheeyaa?

Arlaadi Online

Continue reading …
Technology cusub dhinaca quranka ah oo aad quraanka ku baran kartid si fudud

March 21, 2017. Jamacada Malak Saudi ayaa soo saartay tafsiirka kitaabka quraanka sida ugu fudud iyo luqado badan waa habcasri ah kuu fududeyn inaad fahamto iyo inaad xafido. Lawadaag saxiibadaa iyo family gaaga. Xigasho Dr. Yusuf Issa Quran.ksu.edu.sa Arlaadi Online

Continue reading …
DAAWO KHUBAD IYO DUCO UU JEEDEY RAIISUL WASAARE KHEYRE

March 14, 2017 – R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Culumada Soomaaliyed, Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta dad badan oo shacab ah kala qeyb galay tukashada salaad roob doon ah . Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa uu shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka Salaad Roob […]

Continue reading …
Dowladnimo, Midnimo iyo Dal Jiritaan-koda waxaa saldhig u ah in la helo Caddaalad.

Allaah Subxaanahu Watacalaa ayeey u sugnaatay mahad oo dhan, nabadgalyo iyo naxariisna nabigeenna Muxammad (NNKH). إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُ بِالْعَدْلِ وَالْإِحْسَانِ وَإِيتَاءِ ذِي الْقُرْبَىٰ وَيَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ وَالْبَغْيِ يَعِظُكُمْ لَعَلَّكُمْ تَذَكَّرُونَ Alle wuxuu Fari Caddaalad iyo Samafal iyo Wax siinta Qaraabada, Wuxuuna reebi Xumaan iyo Munkar iyo Gardarro, Wuuna idin waanin inaad wax Xasuusataan. إِنَّ […]

Continue reading …
Caruurta Soomaaliyeed yaa barbaarsan ma Qaran, Qabiil, Argagaxiso mise Shisheeye.

Caruurta Soomaaliyeed yaa barbaarsan ma Qaran, Qabiil, Argagaxiso mise Shisheeye? March 15, 2016| Arlaadi Online  Hadii dowladi qaranka mas’uulka ka ahayd ay dayacdo caruurta Soomaaliyeed oo ah hanitda ugu qaalisan ee uu dalku leeyahay amaba la oran karo waa hantida ugu qaalisan ee uu dal kasta leeyahay, oo aysan la imaan hoggaaminti loo baahna isla markana la […]

Continue reading …
Page 163 of 163« First‹ Previous161162163