Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 2)
Abiy Axmed Iyo Isias Afawarki oo Kusoo Wajahan Muqdisho. Ethiopia, Eritrea leaders will visit Mogadishu tomorrow, according to @Goobjoognews

December 11, 2018| Arlaadi Online ETHIOPIAN PM Abiy Ahmed and Etritrea’s Isaias Afwerki expected in Mogadshu tomorrow according to an impeccable source as President Mohamed Farmaajo fends off parliamentary bid to oust him over deals with the two neighbours. Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaari-doonaan magaalada Muqdisho. […]

Continue reading …
Video | GABAY MAAY AH OO LAGU KERBAASHAY FARMAAJO + KACDOON KA DHAN AH SIDA LA SHEEGAY ISIR NACAYBKA MADAXWEYNAHA IYO  MAAMUL XUMADIISA OO KA BILOWDAY KOONFUR GALBEED

December 10, 2018| Arlaadi OnlineH #Somalia‘s Citizens in #Baidao demonstrates against President @M_Farmaajo. You can’t impose on people whom to elect as their leaders. You can’t take over the #Parliament. You can’t use #SNA and #StatesFund to usurp people’s power. #Wrongroute.Hon Elias Bare Shill Video: BAIDOANEWS AND AMAANDHOOREY Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …
Video | Xildhibaan Khaliif “Guddoomiyihii Baarlamaanka ee qabtay Mooshinkii Madaxweynaha Maanta Waa Maxbuus”

December 10, 2018| Arlaadi Online Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka kana mid ahaa Xildhibaanada Maanta Muqdisho kusoo dhaweeyay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa sheegay in Guddoomiyaha Golaha Shacabka la xiray. Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa sheegay in Guddoomiyaha la xiray,sidoo kalena loo diiday in ay u tagaan Xildhibaano doonayay inay la kulmaan. “Dagaal ayaan horay ka […]

Continue reading …
Video | RW Khayre oo damacsan inuu Baarlamaanka xoog kula wareego + Muudeey iyo Cawad oo ka hor-yimid mooshinka FARMAAJO

December 9, 2018| Arlaadi Online WAR Deg Deg AH: Wararkii ugu dambeeyay ee caawa naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in RW Khayre uu amar ku bixyay in dhismaha Baarlamaanka si deg deg ah loo geeyo ciidan sida uu sheegay ilaalinaya amaanka xaruunta Golaha Shacabka. Waa sheekadii Jawaari lagu sameeyey oo kale.. Video: Caasismada Arlaadi Online. Education, news, […]

Continue reading …
Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

December 9, 2018| Arlaadi Online Goluhu wuxuu ugu baaqayaa Baarlamaanka soomaaliya iyo kan aqalka Sare oo Ka wakiil ah dowlad goboleedyada, inay gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah, iyagoo u maraaya sifo waafaqsan dastuurka Dalka. Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …
Video | Daawo Xildhibanadii Moshinka Ka keenay Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Hadlay

December 9, 2018| Arlaadi Online Hadal jeedinta afhayeenada 92-da Xildhibaan ee Mooshinka ka keenay Madaxweyne Farmaajo. Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …
WAR DEG DEG Ah: Villa Somalia oo waagu ku baryay, shir deg deg ahna caawa ku jira. “Bye Bye Villa Somalia” Guddoomiye Mursal

WAR DEG DEG Ah: Villa Somalia oo waagu ku baryay, shir deg deg ahna caawa ku jira. “Bye Bye Villa Somalia” Guddoomiye Mursal December 8, 2018| Arlaadi Online Mursal Bye Bye Villa Somalia. A truly independent Speaker. Having a truly independent Speaker allows for the parliament, as an institution separate from the government, to keep PM and ministers accountable. […]

Continue reading …
Breaking News | “Waa markii ugu horeysay” oo ay kullmaan saddex Guddoomiyayaal Baarlamaan oo kasoo jeeda Koonfur galbeed ayna ka wada hadlaan sidii ay Baydhabo uga dhici lahayd doorasho Xor oo Xalaal ah

Breaking News | “Waa markii ugu horeysay” oo ay kullmaan saddex Guddoomiyayaal Baarlamaan oo kasoo jeeda Koonfur galbeed ayna ka wada hadlaan sidii ay Baydhabo uga dhici lahayd doorasho Xor oo Xalaal ah December 6, 2018| Arlaadi Online Somalia: Southwest federal MPs including current and former speakers of Parliament – Mohamed Mursal Abdirahman, Mohamed Sheekh Osman Jawari and […]

Continue reading …
Guddoomiye Mursal oo la sheegay inuusan ka tanaasuleyn 3 qodob oo ay isku hayaan Baarlamaanka iyo Villa Somalia, maalmaha soo socdana ku wajahan magaalada Baydhabo

Guddoomiye Mursal oo la sheegay inuusan ka tanaasuleyn 3 qodob oo ay isku hayaan Baarlamaanka iyo Villa Somalia, maalmaha soo socdana ku wajahan magaalada Baydhabo December 4, 2018| Arlaadi Online Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayay wararku sheegayaan in uusan ka tanasuleyn sadex Qodob oo kala ah. 1- Guddoomiye Mursal ayaa dabaday In Ciidamada la […]

Continue reading …
KOOFUR GALBEED, DERBI ADAG OO LA LOODIN WAAYEY. By Xildhibaan Ahmed Moallim Fiqi

KOOFUR GALBEED, DERBI ADAG OO LA LOODIN WAAYEY. By Xildhibaan Ahmed Moallim Fiqi December 4, 2018| Arlaadi Online Sideedaba, Lacago laaluush ah waa looga faa’idaysan karaa gadashada ruux duruuf heyso damiirkiisa, laakin way adag tahay in la gato jacaylka dadka iyo ixtiraamkooda iskaba daa daacadnimadooda. Marka taas laga yimaado waxaan arkaynaa in lagu fekerayo in Xoog iyo […]

Continue reading …