Home » Archives by category » ARIMAHA BULSHADA (Page 72)
Bangiga Amal ayaa magaalada Badhabo ee xaruna gobolka Baay ku daahfurey mashruuca maalgelinta ganacsiga yar yare ee haweenka ah

Bangiga Amal ayaa magaalada Badhabo ee xaruna gobolka Baay ku daahfurey mashruuca maalgelinta ganacsiga yar yare ee haweenka ah Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Mashruucaan oo ay iska kaashadeen Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Bangiga Amal ayaa horey looga daah furay meelo kale oo dalka ah. Munaasabadan lagu daah furayay Maalgalinta ganacsatada Haweenka waxaa ayaa […]

Continue reading …
Aqoonyahan reer Hargaysa oo loo diiday inuu Xamar Aado

Aqoonyahan reer Hargaysa oo loo diiday inuu Xamar Aado Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Dr. Xuseen Cabdulaahi Bulxan Gudoomiyaha Jaamacada FFU ee Hargaysa ayaa markii u horeysay sharaxaad ka bixiyay diidmada xukuumada Somaliland ay u diiday inuu socdaal ku tago Xamar. Dr. Bulxan ayaa sida uu sheegay qorshihiisu ahaa Aqoon isweydaarsi iyo dood cilmiyeed uu […]

Continue reading …
Xaggee khilaafaadka ugu waaweeyn ee Soomaaliya haystaa ka yimaadeen? Maxaa ka dhashay? Seese loo xallinkaraa?

Xaggee khilaafaadka ugu waaweeyn ee Soomaaliya haystaa ka yimaadeen? Maxaa ka dhashay? Seese loo xallinkaraa? Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Waa muhim in la ogaado dabeecadaha khilaafaadku leeyihiin si ay noogu suura gasho in loo sameeyo biiad iyo maadi’ lagu ciribtiro khilaafaadka waaweeyn ee soomaalida ku kala gudban. Khilaafaadku waa kuwo dadka gudahooda ku xabaalan […]

Continue reading …
Somali History Month. Bisha Taariikhda Soomaaliya

Somali History Month. Bisha Taariikhda Soomaaliya Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Bisha May ee sanad walba waxaan u dooranay inay noqoto Bisha Taarikhda Soomaaliyed (Somali History Month). Waxaan  ugu baaqaya Ummadda Soomaaliyed in la soo bandhigo taarikhda dadka iyo dalka, halgankii loosoo galay xoriyada Soomaaliya, halgamayaashi Soomaaliyed, Siyaasiyiintii wadaniga ahayd, Abwaanadii iyo guud ahaan dhacdooyinkii taariikhda galay ee dalka Soomaaliya. […]

Continue reading …
Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (April 29 – May 5)

Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (April 29 – May 5) Dhiiragelinta Shacabka ee Madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.      

Continue reading …
Waxaa lagayaabaa inay tahay midii ku badbaadinaysay Aduun&Aakhiraba.

#لعلها_هي_المنجية_في_الدنيا_والاخرة Waxaa lagayaabaa inay tahay midii ku badbaadinaysay Aduun&Aakhiraba. Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  1)- Waad caawinaysaa qofka kaa liita diintuu rabo /midabkuu rabo ha ahaadee adigoo xasuusanaya (واحسنو ان الله يحب المحسنين) [ waxaa lagayaabaa inaad kubad-baadidee xusuuso]. 2)- qof baa ku caaynaya , ku xamanaya adigoo awooda inaad caaysid , ladagaashid baad soo xasuusanaysaa […]

Continue reading …
Dowlada Federaalka oo ka codsatay Madaxda Maamul goboleedyada inay soo gudbiyaan khudbadaha ay ka jeedin doonaan shirka London

Dowlada Federaalka oo ka codsatay Madaxda Maamul goboleedyada inay soo gudbiyaan khudbadaha ay ka jeedin doonaan shirka London Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lasoo sheegaya inuu ku amray Madaxda Maamul goboleedayda dalka ee ka qeybgali doona shirka London inay usoo gudbiyaan dowlada dhexe ee dalka khudbadaha ay ka jeedinayaan […]

Continue reading …
Taksiile Muslim ah oo qofkii lahaa u celiyay $21,000 isaga oo u galay safar dhan ilaa 90 Km. (Muslim Cabby Returns $21,000 Travelling 60 MILES)

Taksiile Muslim ah oo qofkii lahaa u celiyay $21,000 isaga oo u galay safar dhan ilaa 90 Km. (Muslim Cabby Returns $21,000 Travelling 60 MILES) Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Taksiile Muslim ah oo kow iyo labaatan kun oo dollar $21,000 u celiyay Haweenay boorsa ay wadatay uga dhex tagtay Taksigiisa isaga oo weliba u […]

Continue reading …
Sawirro: Sidaan Ayuu isku Bedelay Dhulkii Abaartu Halakaysay Ee Gobollada Bay iyo Bakool.

Sawirro: Sidaan Ayuu isku Bedelay Dhulkii Abaartu Halakaysay Ee Gobollada Bay iyo Bakool. Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Dhammaan Gobollada Dalka Soomaaliya dhulkii Abaartu dishay ayaa bilaabay in uu soo noolaado, xoolihii intii badbaaday ayaa helaya daaqsin wanaagsan iyo biyo. Maalmo aan fogeyn ayaan socdaal gaaban ku tagay deegaanno katirsan Gobollada Bay iyo Bakool oo […]

Continue reading …
Sheekh Said Ali – Caruurtaada Salaada ma ku kari wayday? Ducadaan Baro

Sheekh Said Ali – Caruurtaada Salaada ma ku kari wayday? Ducadaan Baro Jimco May 05, 2017| Arlaadi Online  Salaada oo aanay caruurtu tukanin waa mushkilad ku wayan waalid kasta oo Muslim ah. Waxaa halkaan uu Sheekh Said Ali Jazaahuallahu Khayran uu idiinku soo gudbinayaa sheeko dhab ah oo dhex martay hooyo gabadheedii ugu taag wayday salaada […]

Continue reading …