Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 113)
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo si murugo leh uga hadlay xaalada Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo si murugo leh uga hadlay xaalada Soomaaliya. Dr. Bayle “Inaan isxoreynaan u baahanahay walaahi inaan isxoreyno yaan u baahanahay”.   Isniin April 24, 2017| Arlaadi Oline  Wasiir Bayle ayaa sheegay “200 oo dowladood oo Aduunka jira dhinac walba Eeg Soomaali baa ugu hoseeysa yaa lagu oran, hadey noqoto […]

Continue reading …
Aftidii ama Referedum-kii ka dhacay dalka Turkiga ka dib waa kuma Madaxweynaha u horeeya ee dalkaas lagu casumay?

Aftidii ama Referedum-kii ka dhacay dalka Turkiga ka dib waa kuma Madaxweynaha u horeeya ee dalkaas lagu casumay? Isniin April 24, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayip Erdogan ayaa casumaad u fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo 25-ka bisha April 2017 booqasho rasmi ku tagi doona Turkiga sida uu sheegay sii hayaha Safaarada Soomaaliya ee dalka […]

Continue reading …
Waa maxay wadaniyada? Soomaaliya oo badbaado uga baahan dadkeeda.

Waa maxay wadaniyada? Soomaaliya oo badbaado uga baahan dadkeeda. Isniin April 24, 2017| Arlaadi Oline  Wadaniyad waa jeclaanta dalkaaga, taageerida iyo ilaalinta awoodda iyo danaha wadankaaga, sidoo kale waa fahan dareen ku dhisan oo kicin kara muwaadiniin u huraya hantidooda iyo naftooda wadankooda daraatiis. Qofka Wadaniga ah waa midka dhib iyo dheefba la qeybsada dadkiisa oo aan meelna […]

Continue reading …
Laki Xaaji Wacays oo jeex jeexday Shahaadadii laga siiyey Universal tv ka dib muran soo kala dhexgalay iyada iyo Maamulka Tv-ga

Isniin April 24, 2017| Arlaadi Oline  Laki Xaaji Wacays oo jeex jeexday Shahaadadii laga siiyey Universal tv ka dib muran soo kala dhexgalay iyada iyo Maamulka Tv-ga. Halkaan ka daawo Laki oo ka warameysa arimaha ay isku qabteen Universal Tv. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.  

Continue reading …
Wax ka ogow siyaasad iyo juqaraafi ahaan 10-ka dal ee ka badbaadi doono hadii uu dhaco dagaalka 3-aad ee aduunka

Wax ka ogow siyaasad iyo juqaraafi ahaan 10-ka dal ee ka badbaadi doono hadii uu dhaco dagaalka 3-aad ee aduunka. Isniin April 24, 2017| Arlaadi Oline Waxaa sii kordhay suurta galnimada inuu dhaco dagaalka 3-aad ee aduunkka gaar ahaan tan iyo intii uu Donald Trump qabtay Madaxtinimada dalka Mareykanaka. Aqoonyahano badan oo uu ka mid yahay Prof. Michel […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqday Baydhabo Janaay: Madaxda Soomaaliya ayaa waxaa caada u ah inay safarkooda ugu horeeya ku tagaan magaalada Baydhabo. “Baydhabo Ii geeya”.

Axad April 23, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqday Baydhabo Janaay: Madaxda Soomaaliya ayaa waxaa caada u ah inay safarkooda ugu horeeya ku tagaan magaalada Baydhabo. “Baydhabo Ii geeya”. Halkaan ka daawo sida Madaxweyne Farmaajo                              loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo   […]

Continue reading …
Wasiirkii hore ee Amniga dalka Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo bixiyay wareysi xasaasi ah: Wax ka ogow isfaham la’aanta ka dhex jirta ciidamada Soomaaliyed oo ay tababaraan dalal dhowr ah.

Wasiirkii hore ee Amniga dalka Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo bixiyay wareysi xasaasi ah: Wax ka ogow isfaham la’aanta ka dhex jirta ciidamada Soomaaliyed oo ay tababaraan dalal dhowr ah. Axad April 23, 2017| Arlaadi Oline  Wasiirkii hore ee Amniga dalka Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay jiritaanka ciidamo Soomaaliyed oo aan ka amar qaadan […]

Continue reading …
DAAWO WIIL SOOMAALI AH OO DIINTA KIRISHTANKA FAAFIN JIRAY OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY

Axad April 23, 2017| Arlaadi Online  DAAWO WIIL SOOMAALI AH OO DIINTA KIRISHTANKA FAAFIN JIRAY OO DIINTA ISLAAMKA QAATAY Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo: “Nin safar jecel ma ahi balse dowlada oo cusub darted yaa nagu kalifaysa”.

Axad April 23, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweyne Farmaajo: “Nin safar jecel ma ahi balse dowlada oo cusub darted yaa nagu kalifaysa iyo in la xoojiyo cilaaqaadka dibada”. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Soomalida iyo siyaasada wadamada ay degaan: Falanqeyntii Jamiila Ismaciil

Axad April 22, 2017| Arlaadi Oline  Soomalida iyo siyaasada wadamada ay degaan: Falanqeyntii Jamiila Ismaciil Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …