Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 158)
DAAWO: Warbixin TV-ga Channel4 uu ka diyaariyey Ololaha Gurmadka Abaaraha ee ka Socda Dhulka Al-Shabaab.

DAAWO: Warbixin TV-ga Channel4 uu ka diyaariyey Ololaha Gurmadka Abaaraha ee ka Socda Dhulka Al-Shabaab. Isniin May 08, 2017| Arlaadi Online  Telefeshinka Caalamiga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa warbixin ka diyaariyay sida Xarakada Al Shabaab ay ugu gurmatay dadka Abaaruhu saameeyeen. Saxafiga Jamaal Cusmaan oo Katirsan wariyaasha Telefeshinka ayaa booqasho ku  tagay deegaanno […]

Continue reading …
Muqaalkaan daawo oo 2 daqiiqo ku fahan wixii Soomaaliya ka dhacay ee burburiyay. Conflict Management (Funny animated)

Muqaalkaan daawo oo 2 daqiiqo ku fahan wixii Soomaaliya ka dhacay ee burburiyay. Conflict Management (Funny animated) Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Tan iyo intii ay Soomaaliya xornimada qaadatay waa la isku Awood sheeganayay. Dowlad shacabkeeda u Awood sheegata, Jabhado isku Awood sheegta, Qabiilo xoog leh oo qabiilo kale u Awood sheegta, hadana Madaxda Maamul […]

Continue reading …
Ep: 012 The New Qabiil (Qabiil Cusub) Dad wax haysta iyo dad Aan waxba haysan

Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Ep: 012 The New Qabiil (Qabiil Cusub) Dad wax haysta iyo dad Aan waxba haysan Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
Maxay yihiin 4-ta qodob ee ugu muhimsan oo looga hadlayo shirka Soomaaliya ee London? (London Somalia Conference 2017)

Maxay yihiin 4-ta qodob ee ugu muhimsan oo looga hadlayo shirka Soomaaliya ee London? (London Somalia Conference 2017) Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Dowlada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday qodobada ugu muhiimsan ee shirka 11 Bishan May ka dhacaya Magaalada London ee looga hadlayo Arimaha dalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa qodobada ugu muhiimsan ee looga […]

Continue reading …
Bangiga Amal ayaa magaalada Badhabo ee xaruna gobolka Baay ku daahfurey mashruuca maalgelinta ganacsiga yar yare ee haweenka ah

Bangiga Amal ayaa magaalada Badhabo ee xaruna gobolka Baay ku daahfurey mashruuca maalgelinta ganacsiga yar yare ee haweenka ah Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Mashruucaan oo ay iska kaashadeen Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Bangiga Amal ayaa horey looga daah furay meelo kale oo dalka ah. Munaasabadan lagu daah furayay Maalgalinta ganacsatada Haweenka waxaa ayaa […]

Continue reading …
Aqoonyahan reer Hargaysa oo loo diiday inuu Xamar Aado

Aqoonyahan reer Hargaysa oo loo diiday inuu Xamar Aado Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Dr. Xuseen Cabdulaahi Bulxan Gudoomiyaha Jaamacada FFU ee Hargaysa ayaa markii u horeysay sharaxaad ka bixiyay diidmada xukuumada Somaliland ay u diiday inuu socdaal ku tago Xamar. Dr. Bulxan ayaa sida uu sheegay qorshihiisu ahaa Aqoon isweydaarsi iyo dood cilmiyeed uu […]

Continue reading …
Xaggee khilaafaadka ugu waaweeyn ee Soomaaliya haystaa ka yimaadeen? Maxaa ka dhashay? Seese loo xallinkaraa?

Xaggee khilaafaadka ugu waaweeyn ee Soomaaliya haystaa ka yimaadeen? Maxaa ka dhashay? Seese loo xallinkaraa? Axad May 07, 2017| Arlaadi Online  Waa muhim in la ogaado dabeecadaha khilaafaadku leeyihiin si ay noogu suura gasho in loo sameeyo biiad iyo maadi’ lagu ciribtiro khilaafaadka waaweeyn ee soomaalida ku kala gudban. Khilaafaadku waa kuwo dadka gudahooda ku xabaalan […]

Continue reading …
Somali History Month. Bisha Taariikhda Soomaaliya

Somali History Month. Bisha Taariikhda Soomaaliya Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Bisha May ee sanad walba waxaan u dooranay inay noqoto Bisha Taarikhda Soomaaliyed (Somali History Month). Waxaan  ugu baaqaya Ummadda Soomaaliyed in la soo bandhigo taarikhda dadka iyo dalka, halgankii loosoo galay xoriyada Soomaaliya, halgamayaashi Soomaaliyed, Siyaasiyiintii wadaniga ahayd, Abwaanadii iyo guud ahaan dhacdooyinkii taariikhda galay ee dalka Soomaaliya. […]

Continue reading …
Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (April 29 – May 5)

Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (April 29 – May 5) Dhiiragelinta Shacabka ee Madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.      

Continue reading …
Waxaa lagayaabaa inay tahay midii ku badbaadinaysay Aduun&Aakhiraba.

#لعلها_هي_المنجية_في_الدنيا_والاخرة Waxaa lagayaabaa inay tahay midii ku badbaadinaysay Aduun&Aakhiraba. Sabti May 06, 2017| Arlaadi Online  1)- Waad caawinaysaa qofka kaa liita diintuu rabo /midabkuu rabo ha ahaadee adigoo xasuusanaya (واحسنو ان الله يحب المحسنين) [ waxaa lagayaabaa inaad kubad-baadidee xusuuso]. 2)- qof baa ku caaynaya , ku xamanaya adigoo awooda inaad caaysid , ladagaashid baad soo xasuusanaysaa […]

Continue reading …