Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 162)
Taliska Booliska Koonfur Galbed oo Amar ku soo Rogay Ganacsatada gobolka

March 24, 2017| Taliska Boliska Koonfur Galbed oo Amar ku soo Rogay Ganacstada Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfurgalbed Gaashaanle Sare Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay ganacsatada ku amrayaan inay iska diwaan galiyaan Wasaarada Maaliyada ayna sameystaan shatiga ganacsiga. Colenel Mahad ayaa sidoo kale sheegay oo ku dhiira galiyay ganacsatada inay bixiyaan cansuuraha, Booliskuna ay bilaabi doonaan […]

Continue reading …
Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon

Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon? March 24, 2017| Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon. Waxaa barnaamijka marti ku ahaa Hanad Cumar iyo Ambassadaor Cabdirashiid Aadan Seed. Waxaa wareystay Wariyaha Tv-iga Somalicable Abuukar Cawaale (Qaad diid). Hakaan ka daawo. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Continue reading …
Ambassador Jamal Mohamed Hassan oo ka warbixiyay qododbada heshiiskii ay Kenya iyo Soomaaliya kala saxiixdeen

March 24, 2017| Daawo Qodobadii heshiiska ay Kenya iyo Soomaaliya kala Saxiixdeen Ambassador Jamal Mohamed Hassan ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay kala saxiideen labada dowladood ee Kenya iyo Soomaaliya. Waxaa maalmahaan socday oo shacabka Soomaaliyed ay ka doodayeen waxyaabaha lagu heshiiyay oo aysan xog badan ka hayan. Faahfaahinta qodobada lagu […]

Continue reading …
Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada

  March 24, 2017| Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka […]

Continue reading …
Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

March 24, 2014| Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Nabigeena suubanaa Maxamed SCW, wuxuu yiri, Qofka ku ducaysto ducadan – ducooyinkaan wax walbo oo welwel iyo murugo ah oo ku heysto ILLAAHAY SWT, wuu ka furfuraa. اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ،أسألك بكل […]

Continue reading …
“Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Recovering the Somali State. by: Dr. Abdurahman Baadiyow

March 23, 2017. Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya. Buuggani wuxuu tusaale […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Farmaajo oo qaab heer sare ah oo aan horay loo arag loogu soo dhaweeyey Madaxtooyada Kenya.

March 23, 2017| Daawo Madaxweyne Farmaajo oo qaab heer sare ah oo aan horay loo arag loogu soo dhoweeyey Madaxtooyada Kenya. Madaxtooyadda Kenya waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Soo dhaweeynta Madaxweyne Farmaajo waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata iyo ku xigeenkiisa. Ciidamada Bambeyda dalka Kenya ayaa […]

Continue reading …
Daawo: Barnaamij xiisa badan oo ku saabsan Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somaaliya.

March 23, 2017| Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha dawlada Federaalka Soomaaliya oo ka mida Hay’addaha ahamiyadda wayn u leh shacabka Soomaaliyed ayaa dib u bilowday shaqooyinkii ay u qaban jirtay dalka. Ha’yadda oo muddo dheer Hawlgab ahayd, ayaa hada si rasmi ah waxay dib u bilawday adeegii ay bulshada u Haysay. Halkaan ka daawo Barnaamij gaar […]

Continue reading …
Sadex arimood oo suuragal ka dhigaya in la ansixiyo wasiirada cusub ee uu magacaabay RW Khayre.

March 23, 2017. Sadex arimood oo suuragal ka dhigaya in la ansixiyo wasiirada cususb ee uu magacaabay RW Khayre.   1- Xildhibaanada ka midka ah golaha wasiirada: Waxaa la sheegay in wasiirada cusub ay Bqolkiiba 60 yihiin Xildhibaano: Arintaa ayaa la qiyaasayaa inay wasiirada cusub u fududeyn doonto inay codka kalsoonida ka helaan baarlamaanka. Hadii 40 […]

Continue reading …
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya

March 22, 2017. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya oo uu booqasho rasmi ah ku joogi doono muddo sadex maalmood ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda dalka Kenya kala hadli doonaa xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa. Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb […]

Continue reading …