Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 171)
Maxay yihiin sadexda Arimood uu Madaxweyne Farmaajo kula heshiiyay RW Khayre

“Mabda’ Aan ku shaqeeyno ayaa Soomaalinimo ah”  Madaxweyne Farmaajo “dalkeenu wuxuu la buruburay oo colaadaha iyo dhibaatooyinka inoo haystaan waa Caddaalad daro, aniga ayaa ugu horeeya qabiil malihi dadkeyguna waa ii simanyihiin oo waxaan ugu shaqeeyn si Caddaalad ah.”  Waa Erayo ka mid ahaa Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu u Jeediyay Reer Nairobi March 25, 2017| Wuxuu […]

Continue reading …
Prof. Afyare Cabdi Cilmi iyo Siyaassi Cali Xaaji Warsame oo ku baaqay in la ansixiyo xukuumada RW Khayre

Prof. Afyare Cilmi iyo Siyaassi Cali Xaaji oo ku baaqay in la ansixiyo xukuumada RW Khayre. March 24, 2017| Murashxii hore ee Madaxtinimada Soomaaliya Cali Xaaji Warsame iyo Prof. Afyare Cilmi ayaa mar ay maanta ka qeyb galeen barnaamijka dooda Jimaha ee idaacada BBC-da laanteda Afsoomaaliga waxay ku baaqeen in la Ansixiyo golaha wasiirada cusub […]

Continue reading …
Daawo Sh Umal Iyo Khudbadii Jimcaha Maanta: 6 Arimood intaysan dhicin Acmaasha wanaagsan u degdeg

March 24, 2017| Daawo Sh Umal Iyo Khudbadii Jimcaha Maanta: 6 Arimood intaysan dhicin Acmaasha wanaagsan u degdeg. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Continue reading …
Taliska Booliska Koonfur Galbed oo Amar ku soo Rogay Ganacsatada gobolka

March 24, 2017| Taliska Boliska Koonfur Galbed oo Amar ku soo Rogay Ganacstada Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfurgalbed Gaashaanle Sare Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay ganacsatada ku amrayaan inay iska diwaan galiyaan Wasaarada Maaliyada ayna sameystaan shatiga ganacsiga. Colenel Mahad ayaa sidoo kale sheegay oo ku dhiira galiyay ganacsatada inay bixiyaan cansuuraha, Booliskuna ay bilaabi doonaan […]

Continue reading …
Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon

Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon? March 24, 2017| Dood Xiiso badan, Maxaa Dowladda Cusub la Gudboon. Waxaa barnaamijka marti ku ahaa Hanad Cumar iyo Ambassadaor Cabdirashiid Aadan Seed. Waxaa wareystay Wariyaha Tv-iga Somalicable Abuukar Cawaale (Qaad diid). Hakaan ka daawo. Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Continue reading …
Ambassador Jamal Mohamed Hassan oo ka warbixiyay qododbada heshiiskii ay Kenya iyo Soomaaliya kala saxiixdeen

March 24, 2017| Daawo Qodobadii heshiiska ay Kenya iyo Soomaaliya kala Saxiixdeen Ambassador Jamal Mohamed Hassan ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay kala saxiideen labada dowladood ee Kenya iyo Soomaaliya. Waxaa maalmahaan socday oo shacabka Soomaaliyed ay ka doodayeen waxyaabaha lagu heshiiyay oo aysan xog badan ka hayan. Faahfaahinta qodobada lagu […]

Continue reading …
Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada

  March 24, 2017| Sheikh Said Ali – Akhlaaqda Wanaagsan – (2) Cadaalada Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka […]

Continue reading …
Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

March 24, 2014| Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Nabigeena suubanaa Maxamed SCW, wuxuu yiri, Qofka ku ducaysto ducadan – ducooyinkaan wax walbo oo welwel iyo murugo ah oo ku heysto ILLAAHAY SWT, wuu ka furfuraa. اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ،أسألك بكل […]

Continue reading …
“Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Recovering the Somali State. by: Dr. Abdurahman Baadiyow

March 23, 2017. Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya. Buuggani wuxuu tusaale […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Farmaajo oo qaab heer sare ah oo aan horay loo arag loogu soo dhaweeyey Madaxtooyada Kenya.

March 23, 2017| Daawo Madaxweyne Farmaajo oo qaab heer sare ah oo aan horay loo arag loogu soo dhoweeyey Madaxtooyada Kenya. Madaxtooyadda Kenya waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Soo dhaweeynta Madaxweyne Farmaajo waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata iyo ku xigeenkiisa. Ciidamada Bambeyda dalka Kenya ayaa […]

Continue reading …