Taariikhda 6 wadan oo gabi ahaanba ka baxay khariidada caalamka qarnigii 20-aad.

Sabti April 29, 2017| Arlaadi Oline  Taariikhda 6 wadan oo gabi ahaanba ka baxay khariidada caalamka qarnigii 20-aad. Soomaali waxaa la gudboon inay taariikhahaas wax ka bartaan. Qoraal mowducaan la xiriira ayaa todobaadkaan oo ku beegnayd April 25 kusoo baxay website-ka Arlaadi Online qoraalkaas oo uu cinwaankiisu ahaa. Maxay yihiin Arimaha keeni kara inay Soomaaliya sii jirto qaran ahaan ama ay …

Awooda Ciidanka waqooyiga kuuriya : Macluumaad laga yaabo in aadan horey u maqal

Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Awooda Ciidanka waqooyiga kuuriya : Macluumaad laga yaabo in aadan horey u maqal Waxaa maalmahaan sii xoogeystay xurguftii u dhaxeysay dalka Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya. Hadaba halkaan ka ogow Awooda ay leeyihiin ciidanka waqooyiga kuuriya oo loo yaqaan ciidanka shacabka kuuriya oo ay ku baxdo misaaniyada ugu badan ee dalkaas oo u dhiganta 40% taaso …

Wax ka ogow wadamada 20-ka sano ee soo socda kala qaybsami doona. Dalal Aadan fileyn ayaa ku jira saadaasha.

Wax ka ogow wadamada 20-ka sano ee soo socda kala qaybsami doona. Dalal Aadan fileyn ayaa ku jira saadaasha. Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Wadamada lagu sheegay Muqaalkaan waa wadamo la saadaalinayo inay kala qaybsami doonaan una kala jabi doonaan dhowar dal mustaqbalka dhow. Halkaan ka daawo warbixinta wadamada kala qaybsami doona iyo wadamo Aadan maleynayn oo ku jira liiska. …

#Yaa_Gartaada_Gooyay. (Faallo Cilmu-Nafsi ah)

#Yaa_Gartaada_Gooyay. (Faallo Cilmu-Nafsi ah) Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Aduunyada waa Marin marti loowada yahay Qabrigana waa halkii lagusii sugilahaa gaarigii kuukaxeenlahaa Qiyaamaha , maalinta aakhirana waa jihadii loowada socday , sababta ugu weyn ee Allah uu aduunyada inookeenay ayaa ah inaan caabudno sidii uu Allah Qur’an-ka kariimka inoogu sheegayba. Hadaba intaan noolnahay waxaa lamahuraan ah inaan garowsano inaanan xabsi kujirin …

Sheikh Said Ali – Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yiri warwarka iyo walbahaarka

Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Sheikh Said Ali – Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yiri warwarka iyo walbahaarka Qolo ayaa u timid Cali Ibnu Abi Dalib, waxa ay waydiiyeen ciidanka Allah ka ugu xooga wayn. Ciidamada Allah waa ay badan yihiin laakiin si cajiib ah ayuu ugu jawaabay. Sheekadii dhex martay Cali iyo qoladaas hoos ka daawo. Fadlan sii …

Cabdiweli Gaas: “Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heeshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay”.

Cabdiweli Gaas: “Dekadda Boosaaso waa dekad Qaran, dowladda Federaalka kama qarsoona heeshiiska aan galnay raali ayayna ka tahay”. Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heeshiiska ay Puntland ku wareejineyso dekadda Boosaaso ee ay la galeen Imaaraadka Carabta, isagoo sheegay in heeshiiskaasi dowladda federaalka wax muran ah ka keenin …

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan oo wadamada reer galbeedka ku dhaliilay waxqabad la’aan

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan oo wadamada reer galbeedka ku dhaliilay waxqabad la’aan Jimco April 28, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa mar ay isaga iyo Madaxweyne Farmaajo si wadajir ah Shir Jaraa’id ugu qabteen magaalladda Ankara ku sheegay. “Ugu yaraan 14 million oo qof oo badankooda ah Haween iyo Carruur ay ku macluulsan yihiin Afrika. Dalal badan …

Maxay yihiin Arimaha ay dowlada Soomaaliyed la tegi doonaan shirka London? Wax ka ogow Qorshaha Xukumadda ee Shirka London

Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline Maxay yihiin Arimaha ay dowlada Soomaaliyed la tegi doonaan shirka London?  Wax ka ogow Qorshaha Xukumadda ee Shirka London Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshaha ay xukumadda la tegi doonto shirka London. Halkaan ka daawo wareysiga Injineer Yariisow uu siiyay Goobjoog oo uu Arimo badan uga hadlay. https://youtu.be/cbM92ETE2IM Arlaadi Online. Education …

Dowladda Soomaaliya iyo dowlada Turkiga oo kala saxiixday Heeshiisyo taarikhi ah

Dowlada Soomaaliya iyo dowlada Turkiga oo kala saxiixday Heeshiisyo taarikhi ah Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline Labada dal ee Soamaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heeshiisyo kala duwan oo sii xoojinaya xiriirka saaxibtinimo ee labada dal ee walaalaha ah. Muhiimada heshiisyadan ayaa ah Iskaashi ay labada dal ka yeelan doonaan dhinacyada horumarinta dhaqaalaha iyo xoojinta xiriir dhanka dhaqanka ah oo …

Maxay Soomaali la dagi la’adahay: Baraanbur ah Soomaaliya soomaali bay sugeeysa.

Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline  Maxay Soomaali la dagi la’adahay: Baraanbur ah Soomaaliya soomaali bay sugeeysa. Dib u heshiin daacad ah yuu dalkaan rabaa. Daciifnimo la iska daayu dalkaan rabaa. Ujeedada Gabadha buraanburka tirisay waxay ku sheegtay “Is daaya ma aha oo hada la ismadilo ee waa ha la isdoono”. https://youtu.be/-Wd7O6gzhfU Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.