Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 179)
Madaxweynaha Jabuuti oo kaliya ayaa soo hadal qaaday Xaalada Abaaraha Soomaaliya ka jira.

Madaxweynaha Jabuuti oo kaliya ayaa soo hadal qaaday Xaalada Abaaraha Soomaaliya ka jira. Arbaco 29, 2017| (Arlaadi Online) Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Ismaacii Cumar Geelle ayaa lagu soo waramayaa inuu noqday Madaxweynaha kaliya ee ku baaqay kana codsaday dalalka Carabta ee shirku uga socdo dalka Jordan in loo kaalmeeyo oo loo gurmado […]

Continue reading …
RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO BAARLAMAANKA KA HORJEEDIYAAY KUDBAD TAARIIKHI AH OO UU KUSOO SOO BANDHIGAY BARNAAMIJKA XUKUUMADIISA

DAAWO KHUDBADII RA’IISUL WASAARE KHEYRE EE ANSIXINTA GOLAHA WASIIRADA. QEYBTA 1AAD. RW Khayre “Musuq-maasuq meel uu ka jiro Caddaalad kama jirto”  RW Khayre “Maanta waa maalintii aan u istaagnay cirib tirka Musuq-maasuqa.” Waa erayo ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyed inay ka maqalaan Madaxdooda la dagaalanka Musuq-maasuqa Aafeeyay qaranimada dalka Soomaaliya. Arbaco 29, 2017| (Arlaadi Online) […]

Continue reading …
Gollaha wasiirada cusub oo maanta helay kalsoonida Baarlamaanka

Gollaha wasiirada cusub oo maanta helay kalsoonida Baarlamaanka lana ansixiya Arbaco 29, 2017| (Arlaadi Online) Kalsooni siinta Golaha Wasiirada cusub ee  xukuumada RW Khayre oo ka dhacday xaruuntnta baarlamaanka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo xildhibaanadu ay si gacan taag ah codka u dhiibanayen. Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baarlamaanka hortiisa ka sharaxay siyaasada xukumadiisa […]

Continue reading …
Sheeko Xikmad badan oo Ummadda Soomaaliyed ee dib-uheshisiinta u baahan ay cashar weyn ka qaadan karaan

Sheeko Xikmad badan oo Ummadda Soomaaliyed ee dib-uheshisiinta u baahan ay cashar weyn ka qaadan karaan Labo wiil oo saaxiibo ah ayaa socod lug ah ku marayay dhul saxare ah. Intii lagu guda jiray safarkii ayeey murmeen labadii saaxiib, mid ka mid ah ayaana wajiga ka dharbaaxay saaxiibkiis. Wiilkii la dharbaaxay wuu xanuunsaday, laakiin asagoon hadlin […]

Continue reading …
Ururka Rajada dhalinta Somaaliyed oo fariin muhim ah u diray Farmaajo

Ururka Rajada dhalinta Somaaliyed oo fariin muhim ah u diray Farmaajo Arbaco 29, 2017| (Arlaadi online) Ururka Rajada Dhalinta Soomaaliyed ayaa baaq iyo farin muhim ah oo talo iyo gubaabo isugu jirtay u diray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Dhalinyardu waxay ku baaqen Nabad, Midnimo, Horumar iyo Dowlad wanaag. Waxay ka codsadeen Madaxweyne Famaajo […]

Continue reading …
Hadayna Baarlamaanku ansixin wasiirada Kacdoon dadweyne Ha fishaan

Hadayna Baarlamaanku ansixin wasiirada Kacdoon dadweyne Ha fishaan. Arbaco Maarso 29, 2017| (Arlaadi Online) Waa barnaamiji lagu lafagurayo waxa ka imaan kara hadii aysan golaha Baarlamaanku ansixin xukuumada cusub ee uu dhawaan soo dhisay RW Xasan Cali Khayre. Ka qeyb galayaasha dooda ama barnaamijka ayaa ugu baaqay Xildhibaanada baarlamaanka inay ansixiyaan xukuuumada waxayna uga digeen […]

Continue reading …
Cabdiweli Gaas oo si yaab leh uga hadlay Wasiiradda cusub

Cabdiweli Gaas oo si yaab leh uga hadlay Wasiiradda cusub Talaado 28, 2017 (Arlaadi Online) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysigaan ku sheegay in isbedelkii ka dhacay Soomaaliya u ahaa mid wanaagsan oo yimid waqti loo baahnaa isaga oo sheegay inuu soo dhaweynayo qeybna uu ka ahaa isbedel doonka. Mudane Gaas oo sidoo […]

Continue reading …
Abwaan Carafaad oo culimo can ah ka dhex gabyey

Abwaan Carafaad oo culimo can ah ka dhex gabyey Talaado 28, 2017 (Arlaadi Online) Abwaan Carafaad oo jeediyay gabay qiimo leh oo uu ummadda Soomaaliyed ku gubaabinayo inay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha ka jira Soomaaliya iyo u gargaarida shacabka Soomaaliyed. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Continue reading …
DAAWO BARNAAMIJ LAGA DIYAARIYEY SH CABDIXAQ IYO SIDA UU SIXIRKA U DAWEEYO

DAAWO BARNAAMIJ LAGA DIYAARIYEY SH CABDIXAQ IYO SIDA UU SIXIRKA U DAWEEYO. Talaado 28, 2017 (Arlaadi Online) Waa barnaamij ka hadlaya xaruunta uu Sheekh Cabdixaaq ku leeyahay magaalada Bosaaso ee degaanka Puntland, dadka xaruuntaas daawada u raadsada iyo sida loo daaweeyo. Sheekh Cabdixaaq oo wareysi dheer bixiyay ayaa ka waramay taarikhda ay soo martay xaruuntu. […]

Continue reading …
Jawaari oo ku dhow inuu la heshiiyo Farmaajo & Kheyre cadaadis badan oo soo food saaray ka dib

Jawaari oo ku dhow inuu la heshiiyo Farmaajo & Kheyre cadaadis badan oo soo food saaray ka dib Talaado 28, 2017| (Arlaadi Online) Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in waan waantii lagu xalinayay khilaafka ka dhashay ansixinta xukuumadda cusub uu meel gabagabo ah marayo. Dadaalka xalinta khilaafkan waxaa ku dhex jira xildhibaano, siyaasiyiin […]

Continue reading …