Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 2)
Mudaaharaadkii London Sawir Taariikhda galay + Aqoonyahan Mohamed H. Ingiriis oo qoraal kooban ku sheegay sababta ay Soomaaliya u tahay dalka fashilka iyo Corruption-ka uga jira kaalinta ugu hooseeysa caalamka 

Mudaaharaadkii London Sawir Taariikhda galay + Aqoonyahan Mohamed H. Ingiriis oo qoraal kooban ku sheegay sababta ay Soomaaliya u tahay dalka fashilka iyo Corruption-ka uga jira kaalinta ugu hooseeysa caalamka  February 9, 2019| Arlaadi Online Sawirka: Duuliye Col. Axmed Maxamed Xassan (Axmed Dheere) oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Hargeysa. The paradox of why #Somalia […]

Continue reading …
Video| BARNAAMIJKA OGAAL ee Goobjoog oo looga dooday sababta dowladnimada Soomaaliya u hana qaadi la’dahay? + Maxaase ka jira in Madaxda dalka ay u baahan yihiin waraaq fasax ah oo ay ku galaan Xerada Xalane?

Video| BARNAAMIJKA OGAAL ee Goobjoog oo looga dooday sababta dowladnimada Soomaaliya u hana qaadi la’dahay? + Maxaase ka jira in Madaxda dalka ay u baahan yihiin waraaq fasax ah oo ay ku galaan Xerada Xalane? February 9, 2019| Arlaadi Online Barnaamijka Goobjoog waxaa todobaadkaan looga hadlay nidaamka dowliga iyo sababta dowladnimada Soomaaliya u hana qaadi la’dahay?. […]

Continue reading …
Video| Dooda Jimcaha ee BBC Somali, Xaraashka Shidaalka Soomaaliya, Maxaa Been ah, maxaase Run ah?

Video| Dooda Jimcaha ee BBC Somali, Xaraashka Shidaalka Soomaaliya, Maxaa Been ah, maxaase Run ah? February 8, 2019| Arlaadi Online Credit: BBC Somali Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Continue reading …
Guddiga khayradka dalka ee Aqalka sare oo ka horyimid Shirka xaraashka khayraadka Soomaaliya ee London + Sheekh Abukar Arman oo u duceeyay xubnaha Guddiga

Guddiga khayradka dalka ee Aqalka sare oo ka horyimid Shirka xaraashka khayraadka Soomaaliya ee London + Sheekh Abukar Arman oo u duceeyay xubnaha Guddiga February 6, 2019| Arlaadi Online Aqoonyahan Abukar Arman ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal gaaban oo uu ku taageeray mowqifka Guddiga khayraadka dalka uguna duceeyay, isaga oo yiri “Qaranka Soomaaliyeed maanta ayaad […]

Continue reading …
Baaq iyo Taageero| XISBIGA UMMADDA wuxuu taageerayaa oo boogaadinayaa MUDAAHARAADKA HALKU DHIGIISU YAHAY (XARAASH MA FADAANO) OO AY SOO AGAASIMEEN SOMALI PRESSURE GROUP IYO XISBIGA AMNI & CADAALAD EE  LOOGO SOO HORJEEDO XARAASHKA KHAYRAADKA DALKA SOOMAALIYA EE 7-da FEBRUARY 2019 KA DHICI DOONA LONDON

Baaq iyo Taageero| XISBIGA UMMADDA wuxuu taageerayaa oo boogaadinayaa MUDAAHARAADKA HALKU DHIGIISU YAHAY (XARAASH MA FADAANO) OO AY SOO AGAASIMEEN SOMALI PRESSURE GROUP IYO XISBIGA AMNI & CADAALAD EE  LOOGO SOO HORJEEDO XARAASHKA KHAYRAADKA DALKA SOOMAALIYA EE 7-da FEBRUARY 2019 KA DHICI DOONA LONDON February 5, 2019| Arlaadi Online Xisbiga Ummadda wuxuu la wadaagaa shacabka Soomaaliyeed dareenka ay […]

Continue reading …
Raalli kama nihin xaraashka jaban ee khayraadka shidaalka. SOMALI OIL NOT FOR SALE. By Abdirahman Bashaash

Raalli kama nihin xaraashka jaban ee khayraadka shidaalka. SOMALI OIL NOT FOR SALE. By Abdirahman Bashaash February 5, 2019| Arlaadi Online Shidaalka haba la xaraashee yaa u damaanad qaadayo dadka Soomaaliyeed inay helayaan adeegyo lacag la’aan ah. Kaluunkii Shiinaha laga xaraashay lacagtiisa halkee lamariyay?  maxaase qaxootiga magaalda daadsan dib u dajin loogu sameeyn waayay? hadii damiiri jiro. […]

Continue reading …
DEG DEG: Daawo ninkii dilay Paul Anthony Formosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekeeda Boosaaso oo la wareystay. Halkuu ku dhashay? 

DEG DEG: Daawo ninkii dilay Paul Anthony Formosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekeeda Boosaaso oo la wareystay. Halkuu ku dhashay?  February 4, 2019| Arlaadi Online Reer Koonfur galbeed ogaada xal ayaa la iska rabaa, sida aan hada nahay Dadkeeni waa ku dhamaadeen meel walba oo dalka ahna barakacayaal ayaan ku nahay.    Video| Maamulka […]

Continue reading …
Madaxweyne Deni  iyo Madaxweyne Lafta-gareen “Laba siyaasi oo ka duwan kana Akhyaarsan Gaas iyo Shariif + Faqriga ka jira Puntland 27%. Halka Saboolnimada dadka Koonfur galbeed ay tahay 90%. Maxaa u sabab ah? Maxaase xal u ah. By Arlaadi

Madaxweyne Deni  iyo Madaxweyne Lafta-gareen “Laba siyaasi oo ka duwan kana Akhyaarsan Gaas iyo Shariif + Faqriga ka jira Puntland 27%. Halka Saboolnimada dadka Koonfur galbeed ay tahay 90%. Maxaa u sabab ah? Maxaase xal u ah. By Arlaadi February 4, 2019| Arlaadi Online Labada Madaxweyne ayaa mudadii gaabnayd ee ay xilka hayeen muujiyay dadaal dheeraad […]

Continue reading …
Sawiro: Waxqabadkii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya / President Abdicasis Lafta-gareen’s first month in office

Sawiro: Waxqabadkii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya / President Abdicasis Lafta-gareen’s first month in office February 3, 2019| Arlaadi Online Waxqabadkii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya  H.E. Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafta-gareen).  Bishii kowaad December 26, 2018 ilaa January 31, 2019 President Cabdicasis Lafta-gareen’s first month in office. SOUTHWEST STATE OF SOMALIA   January 31, 2019 Madaxweyne Lafta-gareen wuxu ka qeybgalay […]

Continue reading …
Video| Jidkee loo maraa Qawmiyad loo siman yahay. Public Lecture: By Prof. Abdi Ismail Samatar 

Video| Jidkee loo maraa Qawmiyad loo siman yahay. Public Lecture: By Prof. Abdi Ismail Samatar  February 3, 2019| Arlaadi Online Daawo Prof. Samatar oo Khudbad Dhaxal Rasmi ah Noqonaysa U Jeediyay Reer Jigjiga. Prof. Samatar oo Khudbadiisa ku bilaabay Heesta Soomaaliyeey Toosoo ayaa yiri ” Waa Alle mahadiis inaan maanta Jigjiga ku qaadno Heesta “Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada. Hadba […]

Continue reading …