Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 84)
Maxaa dhacaya hadii Sacuudigu Taangiyadiisa u dhaqaajiyo dhanka Qatar?

Maxaa dhacaya hadii Sacuudigu Taangiyadiisa u dhaqaajiyo dhanka Qatar? Arbaco June 28, 2017| Arlaadi Online  Telefishinka ku hadla Afcarabiga ee Alxura oo wareesytay diplomaasi hore oo u dhasahy dalka Mareykanka oo la yiraahdo James ayaa sheegay in hadii ay xulafada Sacuudigu weeraraan dalka Qatar ay markiiba dagaalka soo gali doonaan dalalka Iran iyo Turkiga iyada oo […]

Continue reading …
Falanqeyn: Cabsi lasoo daristay Soomaalida Mareykanka ku nool iyo qorshihii Donald Trump oo hirgalay. Jamiila Ismaaciil

Falanqeyn: Cabsi lasoo daristay Soomaalida Mareykanka ku nool iyo qorshihii Donald Trump oo hirgalay. Jamiila Ismaaciil Talaado June 27, 2017| Arlaadi Online  Mar kale iyo Jamiila Ismaaciil oo ka warbixinaysa xayiraadi uu Maamulka Donal Trump saaray qaar ka mid ah wadamada Muslimiinta oo ay ku jirto Soomaaliya. Halkaan ka dhageyso falanqeynta Jamiila. Arlaadi Online. Education news, opinion […]

Continue reading …
Taariikhda Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud Ra’iisul wasaarihii ugu horeeyay Soomaaliya

Taariikhda Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud Ra’iisul wasaarihii ugu horeeyay Soomaaliya Talaado June 27, 2017| Arlaadi Online  Horseedeyaashii_Xorriyadda Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud, wuxuu ka mid ahaa dadka Soomaaliyeed ee sida wayn uga soo qayb qaatay Halganka Xuriyad raadinta Soomaaliya. Allaha u naxariistee Halgame C/laahi Ciise Maxamuud wuxuu noqdey Ra’ iisul Wasaarihii ugu horeeyay ee Soomaaliya ee dawladii […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal “Sixiroole ka towbad keenay Sixirkii uu samayn jiray, iyo wixii ugu yaabka badnaa ee uu arkay

Daawo Muuqaal “Sixiroole ka towbad keenay Sixirkii uu samayn jiray, iyo wixii ugu yaabka badnaa ee uu arkay Talaado June 27, 2017| Arlaadi Online  Sheekh Xaamid Aadam Muusaa waa nin u dhashay dalkaasi Suudaan, wuxuuna ahaa nin saaxiroole ah, oo dadka dhibaato u gaysan jray, ninkaani ayaa ka towbad keenay sixirka iyo falalkii xumaa uu ku […]

Continue reading …
Jarmalka oo digniin u diray Ilaaladda Madaxwayne Erdogan in aysan imaan G20-ga ka dhacaya Jarmalka

Jarmalka oo digniin u diray Ilaaladda Madaxwayne Erdogan in aysan imaan G20-ga ka dhacaya Jarmalka Talaado June 27, 2017| Arlaadi Online  Jarmalka ayaa digniin u diray ciidamadda ilaaladda gaarka u ah madaxwaynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdogan, in aysan imaan Karin goobta uu ka dhacayo shirka G20-ga, iyadoo dowladda jarmalka ay ka cabsi qabto, in wixii […]

Continue reading …
Wasiirka arrimaha dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil oo sheegay in Mukhtar Robow Aan laga saarin liiska Argagixisada

Wasiirka arrimaha dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil oo sheegay in Mukhtar Robow Aan laga saarin liiska Argagixisada Isniin June 26, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka dastuurka Avv Xosh oo cadeeyay in aysan sax ahayn wararka la faafiyay ee ah in liiska argagixisada laga saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur). Wasiirka arrimaha dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay […]

Continue reading …
DAAWO: Maki Xaaji Banaadir oo Wacdaro ka hordhigay Madaxda DFS: Aabe Farmaajo Lacag ayaan Rabnaa

DAAWO: Maki Xaaji Banaadir oo Wacdaro ka hordhigay Madaxda DFS: Aabe Farmaajo Lacag ayaan Rabnaa Isniin June 26, 2017| Arlaadi Online  Abwaanka Soomaaliyeed Maki Xaaji Banaadir ayaa hadal guubaabo ah ka horjeediyay madaxda DFS gaar ahaan madaxweyne Farmaajo, RW Khayre, Wasiiro iyo maamulka gobolka Banaadir. Khudbad uu ka jeediyay xafladii xuska sanad guuradii 57-aad ee kasoo wareegatay […]

Continue reading …
Qiimaha Maalinta 26-ka June ay u leedahay ummadda Soomaaliyeed iyo sida loo xusay.

Qiimaha Maalinta 26-ka June ay u leedahay ummadda Soomaaliyeed iyo sida loo xusay. Isniin June 26, 2017| Arlaadi Online  Munaasabada 26-ka Juun waa Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Ummadda Soomaaliyeed waxaana Munaasabadan ay ka mid tahay Taariikhda Qaaliga aha ee Dalkeena Soomaaliya. 26-kii June 1960-kii Maanta oo kale ayaa markii ugu horeysay waxaa suurta galay in […]

Continue reading …
Oday 94-sano jir ah oo u dhashay dalka Indonesia oo Faa’iido badan ka helay dhac fool xun oo loo geesytay 

Oday 94-sano jir ah oo u dhashay dalka Indonesia oo Faa’iido badan ka helay dhac fool xun oo loo geesytay  Isniin June 26, 2017| Arlaadi Online  Dalka Indonesia ayaa si weyn looga hadal hayaa dhac fool xun oo loo geestay oday 94-sano jir ah oo Moos wadooyinka ku iibinayay, waxaana Waayeelkaasi dhac u geestay lacag uu […]

Continue reading …
CIID MUBAARAK: Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr  

Bismillah: CIID MUBAARAK Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr   Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-fitri u soo tebino dhammaan akhristayaasha Arlaadi.net. Waxaan halkaan hambalyo uga tebineynaa dhammaan ummadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in uu kadhigo dhul nabad ah, Soomaalida Allah niyadooda ha […]

Continue reading …