Daawo: Aqoon Yahan Maxamed Caalim oo ka hadlay howsha hortaal Madaxweyanaha cusub ee Puntland Deni

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Aqoon Yahan Maxamed Caalim oo ka hadlay howsha hortaal Madaxweyanaha cusub ee Puntland Deni

January 9, 2019| Arlaadi Online

Aqoonyahan Maxamed Axmed Caalim oo si dhow ula socda xaaladda dalka iyo isbaddelada siyaasadeed ee dalka ka dhacaya ayaa faahfaahin ka bixiyay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ee lagu doortay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, wuxuuna ka hadlay aqoonta uu u leeyahay Madaxweynaha cusub iyo guud ahaan xaaladda dalka.

Credit: Universal TV

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *