Daawo: Culimada Soomaaliyed Maxay ka yiraahden Arrinta Qalbi dhagax? Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sh. Abdirahman Bashiir, Sheekh Xasan Jaamici iyo Sh. Cabdullaahi Sagal

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Culimada Soomaaliyed Maxay ka yiraahden Arrinta Qalbi dhagax? Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sh. Abdirahman Bashiir, Sheekh Xasan Jaamici iyo Sh. Cabdullaahi Sagal

September 09, 2017| Arlaadi Online 

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ku baaqay in marka hore Dowlada lala shaqeeyo ka dibna lala xisaabtamo oo Aan jaanis la siin dadka danaystayaasha ah.

Sh. Abdirahman Bashiir dhiibista Qalbi dhagax waa dambi

Sheekh Xasan Jaamici dhiibista Qalbi Dhagax waa dulmi waana dambi diinta Islaamkana ma ogola.

Sh Cabdullaahi Sagal: Culimadu waa inay ka hadlaan arrinta Qalbi dhagax

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *