Daawo Falanqeyn: Maxaa ka dhalan kara faragelinta Baarlamaanka go’aanka ay Xukuumadu ka qaadaty Arrinta Qalbi Dhagax iyo ONLF.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Isniin September 11, 2017| Arlaadi Online 

Daawo Falanqeyn: Maxaa ka dhalan kara faragelinta Baarlamaanka go’aanka ay Xukuumadu ka qaadaty Arrinta Qalbi Dhagax iyo ONLF.

Barnaamijka dabagalka Universal Tv Todobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Xuseen Warsame iyo Aqoonyahan Caalin. 

Fikirka ama Aragtida labada Oday waa dowlada khalad ayaa ka dhacay in la saxana u baahan, balse ma aha in dadka Soomaaliyed la khaldo oo dad dano gaar ah wata ay ka faa’idestaan Arrinta QALBI DHAGAX si ay Xukuumada u fashiliyaan oo u ridaan.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *