Daawo: Fanka Soomaalida iyo Fannaaninta Arlaadi ee kaalinta Nabadaynta Dalkeena. Peace and Life are our Main Goals! 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Fanka Soomaalida iyo Fannaaninta Arlaadi ee kaalinta Nabadaynta Dalkeena. Peace and Life are our Main Goals! 

February 03, 2018| Arlaadi Online

MA DOONAYAANE INAYNU DAWLAD AHAANOO. Cumar Shariif

Maba doonayaanee ineynu dowlad ahaanoo. Ayaan dooneynin inaan dowlad ahaanoo?. Kuwii dhiigeena darduuran jiray, kuwii danahooda sameysan jiray, ee danaheena xabaali jiray.

Eynu dilno, eynu dagaalnee ka digtoonaada dalka iyo dadkayagoow …

Maba doonayaan inaynu dowlad ahaano

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *