DAAWO MUXAADARO : Dagaalka Somaliland iyo Puntland u dhaxeeya waa Fitno + Qiimihii ay Soomaaliya lahaan jirtay

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

DAAWO MUXAADARO : Dagaalka Somaliland iyo Puntland u dhaxeeya waa Fitno + Qiimihii ay Soomaaliya lahaan jirtay

February 03, 2018| Arlaadi Online

Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa Muxaadaro uga hadlay Colaada Puntland iyo Somaliland, Qiimihii Soomaalidu ay lahayd iyo waxa laga dhaxlay dagaaladii hore. Shacabka labada dhinac ayaa sidoo kale loogu baaqay inaysan ka qeyb qaadan dagaal u dhaxeeya dad Muslimiin ah oo hadana Soomaali wada ah.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *