Daawo oo Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay: Heshiiskii Qalbi Dhagax Loogu Dhiibay Itoobiya oo lugaha la galay Dowladii Xasan Sheekh

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo oo Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay: Heshiiskii Qalbi Dhagax Loogu Dhiibay Itoobiya oo lugaha la galay Dowladii Xasan Sheekh

Khamiis September 07, 2017| Arlaadi Online 

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Heeshiskii Qalbi Dhagax Loogu Dhiibay Itoobiya ay Saxiixday Dowladii Xasan Sheekh. Heshiiskaasi Shaqsiyaadkii soo Saxiixay Waxaa ka Mid Ahaa sida la xaqiijiyay Xildhibaan Mahad Salaad Iyo Xildhibaan Cabdi Kariim Guuleed.

Heshiiska ayaa Ka Dhacay Magalada Jigjiga Ee Dowlada Deegaanka Soomaaliya, xilli halkaasi booqasho ay ku tageen Madaxweyne Xasan sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Boostada Gelle iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo xilligaas ahaa wasiirka Madaxtooyada.

Halka hoose ka akhriso oo ka daawo Muqaalo xaqiijinya sida uu heshiisku u dhacay.

Image may contain: 2 people, people smiling, closeup

No automatic alt text available.

Booqashadii Madaxweyne Xassan Sheekh ee magaalada Jig Jiga. Dhageyso daqiiqada 5-aad Madaxweynaha DDS Cabdi Iley oo sheegay in ay Dowaladii Xasan Sheekh kala saxiixdeen heshiis.

DHAANTADII HESHIISKA KA DIB & MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXMUUD | CAWEYSKA JIGJIGA

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *