Daawo: Soomaaliya oo ka hoos martay 50 sano ka hor halkii ay joogtay + Nus qarni ka hor Haweenka Soomaaliyeed waxay haysteen daryeel caafimaad oo lacag la’aan ah, maanta Haweenku waxay ku dhalaan dariiqyada.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Soomaaliya oo ka hoos martay 50 sano ka hor halkii ay joogtay + Nus qarni ka hor Haweenka Soomaaliyeed waxay haysteen daryeel caafimaad oo lacag la’aan ah, maanta Haweenku waxay ku dhalaan dariiqyada. 

April 11, 2019| Arlaadi Online

Image result for somali presidents

From 1960 – 2019 . Madaxda labada xaafadood iyo Taariikhda laga dhaxlay

Xaalada Soomaaliya ee maanta waxay ka hoos martay xaaladii ay Soomaaliya ku sugnayd waqtigii gumeysiga Talyaaniga ee 1950-kii. Hadafka halyeyadii Soomaaliyeed ee u dagaalamay una dhintay xoriyada iyo madax banaanida dalka ma ahayn in Soomaaliya ay u dambeeyso sida ay maanta tahaay.

10-kii san0 ee Soomaaliya uu Talyaanigu xukumayay wax soo saarka warshadaha iyo dhoofinta sonkorta waxay noqotay 100% sidoo kalena dad aad u faro badan oo Soomaali ah ayaa ka shaqeeyn jiray warshadaha dalka.

Halka Isbitaal Martini ee yaaleen 600 oo sariirood ayna ka hawl gali jireen 50 dhakhaatiir oo uu dhashay dalka Talyaaniga iyo nurses Soomaali ah una bixin jiray daryeel iyo adeega caafimaad oo lacag la’aan ah. Halka hoose ka daawo

Xaalka Soomaaliya ee maanta, 2019.

Image may contain: one or more people

Image may contain: one or more people and people sitting

Image may contain: 1 person, outdoor

April 3, 2019. Maamo Khadra Maxamuud “Waxaan ku umulay farmashi iridiisa dhaqaatiirtii Isbitaalka ee aan u tagay markii ay foosha i qabatay way i qaabili waayeen, lacag ayayna igu xujeeyeen.”

Senator Dr. Dufle “Soomaaliya waa meesha ugu xun ay Hooyo ku noolaato.”

Xaalka Soomaaliya sanadkii 1950-kii

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *