Daawo: Tubta Nabadda – PATH TO PEACE Episode 75

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Tubta Nabadda – PATH TO PEACE Episode 75

February 03, 2018| Arlaadi Online

Barnaamijka #TubtaNabadda todobaadkaan, waxaa looga hadlayaa dedaalada dib u soo nooleynta Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed, si loogu isticmaalo ka miri dhalinta nabadda iyo xasiloonida. C/qaadir Xuseen Nuur ‘Maax’ guddoomiyaha Akademiyada cilmiga iyo aartiska ayaa ka hadli doona muhiimadda dedaalada dib u soo celinta dhaqankii iyo farshaxankii suubanaa.

Waxaa sidoo kale barnaamijka qayb ka ah Karalyne Monteil oo ka tirsan waaxda dhaqanka ee hay’adda UNESCO. Karalyn waxa ay sharxeysaa kaalinta dhaqanka ka ciyaari karo dhismaha nabadda iyo horumarka #Somalia. Waxa ay sidoo kale faahfaahin doontaa habka @UnitedNations ay u taageerto ilaalinta goobaha taariikhiga ah. Cali Guutaale iyo Faadumo Cabdullahi ayaa barnamijka daadihinaayo, waxaana tix gabay oo dhaqanka ka hadleysa noo tirin doona Abwaan Xirsi Dhuux.

Haddii uu ku dhaafay barnaamijka ka dhageyso goor walba. http://arlaadi.net/

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *