Daawo: Waraysi xasaasi ah oo ay Horn Cable tv la yesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Aragtidiisa ku Aadan heshiiska DP World ee dekeda BERBERA iyo khilaafka kala dhaxeeya dowalada Federaalka

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Waraysi xasaasi ah oo ay Horn Cable tv la yesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Aragtidiisa ku Aadan heshiiska DP World ee dekeda BERBERA iyo khilaafka kala dhaxeeya dowalada Federaalka

March 11, 2018| Arlaadi Online

Muuse Biixi ayaa Madaxda Soomaalida ku Eedeeyay inay Itoobiya la galeen heshiisyo ay ka mid yihiin soo gelitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya wuxuuna yiri “Xasan Sheekh oo ka horeeyay Farmaajo iyo Khayre dhamaantood Itoobiya waxay u saxiixeen oo la galeen heshiis ah in Itoobiya ay ciidankeeda soo galiso Soomaaliya anigana waxay i leeyihiin nin xun baad tahay oo waxaad la gashay baayacmushtar iyo ganacsi”.

Halka hoose ka daawo wareysi dhinacayo badan taabanaya +DP World  iyo SAAMEEYNTA muranka dekeda BERBERA uu ku yeeshay shirkii LOO BALANSANAA EE Soomaliya iyo Somaliland.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *