Daawo: Xafladdii Sweden ee soo dhaweynta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) + Khudbadii Guddomiye Isaaq Cali Jimcaale

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Daawo: Xafladdii Sweden ee soo dhaweynta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) + Khudbadii Guddomiye Isaaq Cali Jimcaale

January 12, 2019| Arlaadi Online

Guddoomiyaha Jaaliyada Koonfur galbeed ee gobolka Dalarna ee dalka Sweden Isaaq Cali Jimcaale ayaa ugu horreyn u mahad celiyay dhamaan kasoo qeybgalayaashii xafaladiii taageerada ahayd ee lagu taageerayay Madaxweyne Lafta-gareen.

Guddomiye Isaaq ayaa sheegay in ay sidoo kale Madaxweynaha u hambalyeeyen kumnaan kale oo ka mid ah Jaaliyada Koonfur galbeed ee dalka Sweden oo ay u suuro gali waysay kasoo qeybgalka xaflada. Halka hoose ka daawo sida ay u dhacday xaflada aan loo kala harin ee taageerada Madaxweyne Lafta-garen.

Image result for xafladii taageerada Laftagareen

 

Image may contain: 1 person, smiling, sitting

Guddoomiyaha Jaaliyada Koonfur galbeed ee gobolka Dalarna ee dalka Sweden Isaaq Cali Jimcaale oo lugaha is saartay ka dib markii ay xafladii usoo qaban qaabiyay kusoo dhamaatay GUUL. 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *