Dareenka AFRIKAANKU ma aha mid ku kaca figradaha wanaagsan ee waxaa Hoggaamiya CALOOSHOODA” WAXAA SIDAA YIRI” PROF LUMUMBA

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Dareenka AFRIKAANKU ma aha mid ku kaca figradaha wanaagsan ee waxaa Hoggaamiya CALOOSHOODA” WAXAA SIDAA YIRI” PROF LUMUMBA

November 7, 2018| Arlaadi Online

Image result for PROF LUMUMBA

“Waxaan qabtay 250 kulan oo su’aalo la igu weydiinayo dadkeygana ugu sheegayo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka haysta deegaannada nalaga soo doorto.

Ninka siyaasaddeyda kasoo Horjeeda ma sameyn wax olole ah, masoo bandhigin wax barnaamij ah, lacag ayuu soo aruursaday, waxaana la arkay maalintii doorashada oo kaliya, lacagtii ayuu qeybiyey isagaana ku guuleystay doorashada.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *