DHAGEYSO | Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Farmaajo u wayday Taageerada Shacabka Soomaaliyeed? Waxaa ka jawaabaya xildhibaan hore Cabdi Barre Yusuuf Jibril

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

DHAGEYSO | Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Farmaajo u wayday Taageerada Shacabka Soomaaliyeed? Waxaa ka jawaabaya xildhibaan hore Cabdi Barre Yusuuf Jibril

October 3, 2018| Arlaadi Online

Cilmi baaris ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adaha Farsight Africa iyo IPSOS ayaa muujineysa in xilligan uu jiro hoos dhac kalsoonida dadweynaha ay ku qabaan hay’adaha dowladda marka loo eego sanadkii 2017-kii.

Cilmi baarista ayaa muujisay in dowladdu ay ku taagan tahay dhabbihii dowladnimada balse ay hoos u dhacday kalsoonidii lagu qabay sida madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, garsoorka iyo baarlamaanka.

Maxay tahay hadaba Sababta dowladda Federalka Soomaaliya ay u wayday intii badneyd taageerada Shacabka. Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Arrimahaasi.

DHAGEYSO:Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Farmaajo u wayday Taageerada Shacabka

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *