Dhageyso: TUBTA NABADDA Episode 79 oo wax ka ogow Avv. Xoosh Jibriil iyo dastuurka dalka halka ay isla marayaan. 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Dhageyso: TUBTA NABADDA Episode 79 oo wax ka ogow Avv. Xoosh Jibriil iyo dastuurka dalka halka ay isla marayaan. 

March 2, 2018| Arlaadi Online

“Hannaanka Dib-u-Eegista Dastuurka ama Constitutional Review waa qodob muhim ah oo ka mid ah ilaa 8 qodob oo la rabo in la hirgaliyo ka hor sanadka 2020-ka si ay dalka uga dhacaan doorashooyin qof iyo codxor iyo xalaal ah”. Ahmed Arlaadi

dastuurka soomaaliya

Baahid loo qabo Dastuur rasmi ah oo ay Soomaaliya yeelato. Halkaan ka akhriso maqaal aan horey u qoray: Dastuurku Waa Xalka Musuq Maasuqa Iyo Qabyaalada Xili Walba Curyaamisa Dowladnimada Soomaaliyeed

Sidoo kale halka hoose ka dhageyso Todobaadkan iyo barnaamijka #TubtaNabadda oo uu marti ku ahaa wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xoosh Jibriil oo ka hadlaya hanaanka dib-u-eegista dastuurka iyo sida muwaadiniinta #Soomaaliyeed ay uga qaybqaadan karaan hanaanka dib-u-eegista #dastuurka Waxaad sidoo kale maqli doontaan Fadumo iyo Gutale oo falanqaynaya muhiimadda dastuurka.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *