Dhageyso: Xildhibaan Cabdi Barre oo bixiyay wareysi kulul oo uu uga hadlay xaalada guud ee dalka iyo Fashilka haysta kooxda Nabad iyo Nolol

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Dhageyso: Xildhibaan Cabdi Barre oo bixiyay wareysi kulul oo uu uga hadlay xaalada guud ee dalka iyo Fashilka haysta kooxda Nabad iyo Nolol

June 11, 2019| Arlaadi Online

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka tirsanaa Baarlamaankii 9-aad ee dalka, ayaa ka hadlay xaalada Guud ee dalka iyo khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Wareysi uu siiyay Warbaahinta gudaha ayuu ku soo hadal qaaday socdaalka  Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Eriksen Søreide ay ku soo gaartay magaalada Muqdisho Isniintii shalay, isagoo sheegay in hadafkeeda uu ahaa oo kaliya sidii ay dalka uga saaran lahayd shidaalka ceegaaga.

Linka Hoose ka Dhageyso Wareysiga Cabdi Barre:

https://xaldoon.net/2019/06/dhageyso-xildhibaan-cabdi-barre-oo-bixiyay-wareysi-kulul-uu-uga-hadlay-xaalada-guud-ee-dalka/

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *