Dhageyso:- Xildhibaan Cosoble “waxaa socda qorshihii lagu burburin lahaa Baarlamaanka”

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Dhageyso:- Xildhibaan Cosoble “waxaa socda qorshihii lagu burburin lahaa Baarlamaanka”

December 3, 2018| Arlaadi Online

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka tan iyo markii ay soo gudbiyeen Warbixintii la xiriirtay musuq maasuqa ay la kulmeen Caga jugleyn iyo handadaad,sidoo kalena uu socdo qorsho lagu burburinayo Baarlamaanka.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *