Dhamaadka waqtigii siyaasada ee Shariif Xasan (The end of the Shariif era) November 2004- November 2018. Maxaa lagu xasuusan doonaa Shariif xasan?

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Dhamaadka waqtigii siyaasada ee Shariif Xasan (The end of the Shariif era) November 2004- November 2018. Maxaa lagu xasuusan doonaa Shariif xasan?

September 19, 2018| Arlaadi Online

The End of a Political Era.

Image result for shariif xasan sheekh aadan wikileaks

Shariif Xasan oo ka cabsi qaba guul daro foolxun oo kasoo gaarta doorashada November 17, 2018 ka dhici doonta Koonfur galbeed ayaa la sheegay inuu ka fakirayo inuu ka tanaasulo Murashaxnimada Madaxweyne.

Shariifka ayaa dareemay cadaadis xoog leh oo kasoo wajahay Bulshada Koonfur galbeed ee dal iyo dibad, waxaana hortaal hal su’aal oo uusan jawaab u hayn taasoo ah Maxaad qabatay Afartii sano ee lasoo dhaafay? Shacabku waxay leeyihiin waxba, Shariif Xasan isagana jawaab lagama hayo. Hal ku dhigyada looga soo horjeedo Shariif Xasan waxaa ka mid ah oo caan baxay Shariif Mafadaano iyo No more Shariif.

Halkaan ka akhriso Taariikhda Shariif Xasan

Former Somali Parliament Speaker and President South West State of Somalia, Sharif Hassan “I Don’t Have Any Educational Background”. 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *