Dhegeyso: Xildhibaano kasoo Jeeda Koonfur Galbeed oo ka horyimid Ciidanka la Geeyey Magaalada Baydhabo + Mudane Aden Madaboobe oo yiri “Dowladu ciidan uma dirto cadawga ee waxay ciidan u dirtaa shacabka.”

November 30, 2018| Arlaadi Online

Diyaarad siday ku dhawaad 100 Askari ayaa maanta ka degtay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed sidda ay xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Diyaaradaan ayaa la sheegay in ay siday Ciidanka sidda gaarka ah u tababaran ee Booliska Soomaaliyeed, ilaa iyo haddana lama Caddeyn sababta loo geeyay magaalada Baydhabo.
Xildhinaanada ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay faragalin qaawaan ku hayso doorashadda maamulka Koonfur Galbeed ayna dooneyso in halkaasi ay geeysato ruux wax loo soo meeriyay.
Arlaadi Online. Education news, opinion and guides
Asxaabtaada Facbeook U Sii Gudbi
Related