“Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Recovering the Somali State. by: Dr. Abdurahman Baadiyow

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

March 23, 2017. Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya.

Buuggani wuxuu tusaale u yahay Dr Baadiyow-ga aqoonyahanka ah, ee ka mid ah xeeldheerayaasha cilmibaarista Soomaaliyeed ee xilligan. Hadalkani waa qayb kooban oo laga soo xulay hadal uu qoraagu ka jeediyay machadka INSTITUTE FOR SOMALI STUDIES ISOS 23 Noofambar 2016.

Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *