Dr. Maryan Qasim oo la kulantay Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi (Dhagax) 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Dr. Maryan Qasim oo la kulantay Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi (Dhagax

November 3, 2018| Arlaadi Online

Labo Wadani, laba Halyay, laba Halgamaa, maama Maryam iyo Mudane Qalbi dhagax Guulaysta.

“Waxaan maanta la kulmay markii ugu horaysay halgamaa Abdikarin Sheikh Muse Qalbidhagax. Waa hoggamiye wadani ah oo aragti fog leh, Soomali-nimadana aad ugu weyntahay. Ilaahow ku dhawr.” Dr. Maryan Qasim

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *