Ergeyga Somaliland u qaabilsan wadahadalka DF Soomaaliya Dr. Adna Aadan Ismaaciil oo sheegtay inay suuragal tahay inay dib u Midoobaan labada dhinac

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Ergeyga Somaliland u qaabilsan wadahadalka DF Soomaaliya Dr. Adna Aadan Ismaaciil oo sheegtay inay suuragal tahay inay dib u Midoobaan labada dhinac

October 7, 2018| Arlaadi Online

Ergeyga Somaliland u qaabilsan wadahadalka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Adna Aadan Ismaaciil ayaa sheegtay in ay suuraga ltahay in ay dib u midoobaan labada dhinac haddii sida ay sheegtay laga arko dowladda Federaalka ah.

Dr. Adna Adan ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ka tanaasusho gooni isu taagga haddii Soomaaliya inteeda kale ay ka dhalato dowlad ay shacabku doortaan islamarkaana garawshiyo ka bixisa tabashada Somaliland. Halka hoose ka dhageyso Dr. Edna oo xarunta VOA ee Washington ugu warantay wariye Sahra Ciidle.

Halkaan Ka Daawo.

Posted bVOASomali on Sunday, October 7, 2018

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *