Fariinta Ahmed Cirfo‏  ee wasiirka Amniga. “Mudane waad fashilantay ee iscasil” + Khiyaaliga iyo dhalanteedka uu ku jiro wasiir Islow

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Fariinta  ee wasiirka Amniga. “Mudane waad fashilantay ee iscasil” + Khiyaaliga iyo dhalanteedka uu ku jiro wasiir Islow

December 30, 2018| Arlaadi Online

Wasiir Islow iyo wasiirada la midka ah iyo Madaxda xilalka u magacaabay miyaanay ogeyn in wax laga weydiin masuuliyada ay hayaan maalinta qiyaamaha.

Hadii la yiraahdo Madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre waa ka nadiif wax musuq-maasuq ah oo loo cudur daaro, sidee ayay uga baxasnayaan dayacaada Amaanada saaran oo ay ka mid tahay inaysan Dadka Soomaaliyeed ee dhiban usoo xulin dad leh Karti, Aqoon, Amaano iyo daacadnimo.

Mar walba oo ay Madaxdu ka leexato sifaha aan soo sheegay oo xilalka dowlada ay u dhibaan dad ay kusoo xushaan sifooyin kale waxa ay galayaan danbi weyn.

Su’aashu waxay tahay wasiir Bayle ma yahay wasiirkii ugu mudnaa inuu noqdo wasiirka Maaliyada Soomaaliya, Islow ma yahay wasiirkii ugu mudnaa in loo dhiibo Amaanka dalka, sidoo kale Fahad Yaasiin ma yahay ninka u khibrada badan Soomaali ee lagu Aamini karo sirta dalka, Xasan Amar danbe ma yahay nin lagu Aamino karo wasaarada Gaashaandhiga ee dalka……….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *