Farmaajo iyo Khayre waxay khatar ama threat ku yihiin doorasho xor iyo xalaal ah, nabad ah oo ka dhacda Koonfur galbeed

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Farmaajo iyo Khayre waxay khatar ama threat ku yihiin doorasho xor iyo xalaal ah, nabad ah oo ka dhacda Koonfur galbeed

November 27, 2018| Arlaadi Online

Image result for farmaajo iyo Khayre

Rajada laga qabo inay Baydhabo ka dhacdo doorasho xor ah, xalaal ah oo si nabad ah ku dhacda waa 20%. Cabsida laga qabo inay dhacdo doorasho ay la socdaan rabshado iyo dagaal ay horseed ka tahay dowlada federaalka waa 80%.

Waxaan uga digayaa Madaxda dowlada federaalka faragelinta ay ku  hayaan doorashada Koonfur galbeed. Waa in dadka gobolka loo daayo go’aan ka gaarista Aayahooda iyo Madaxda ay dooranayaan.” Ahmed Arlaadi

 Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *