Guddiga khayradka dalka ee Aqalka sare oo ka horyimid Shirka xaraashka khayraadka Soomaaliya ee London + Sheekh Abukar Arman oo u duceeyay xubnaha Guddiga

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Guddiga khayradka dalka ee Aqalka sare oo ka horyimid Shirka xaraashka khayraadka Soomaaliya ee London + Sheekh Abukar Arman oo u duceeyay xubnaha Guddiga

February 6, 2019| Arlaadi Online

Aqoonyahan Abukar Arman ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal gaaban oo uu ku taageeray mowqifka Guddiga khayraadka dalka uguna duceeyay, isaga oo yiri “Qaranka Soomaaliyeed maanta ayaad si dhab ah ugu hiiliseen. Ilaahey ha idin dhowro. Darajo taariikhi ah ayaad ummadda Soomaalyeed ka mudan tihiin. Guuleysta.” Arman

Sidoo kale akhriso XISBIGA UMMADDA oo ka horyimid shirka xaraashka khayraadka dalka Soomaaliya. Baaq iyo Taageero| XISBIGA UMMADDA wuxuu taageerayaa oo boogaadinayaa MUDAAHARAADKA HALKU DHIGIISU YAHAY (XARAASH MA FADAANO)

Halka hoose ka akhriso qoraalka kaso baxay Guddiga oo uu ku saxiixnaa Senator Ilyas Ali Hassan

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *