Isla xisaabtankii ma waxaa uu keenay “ Cidii i xisaabisa kala dira, oo kuwa guulwadeysan ii doona!!?” BAL ADBA!!? By Abdiweli Ibrahim Aden

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Isla xisaabtankii ma waxaa uu keenay “ Cidii i xisaabisa kala dira, oo kuwa guulwadeysan ii doona!!?” BAL ADBA!!? By Abdiweli Ibrahim Aden

November 28, 2018| Arlaadi Online

QARAABO WARQAD ISKU QORTAY: Waxaa yaab leh xishood la’aanta Abdiweli Muudeey iyo Fahad Yassiin, kuwaasi oo qabyaalad xun iyo musuqmaasuq baahay la dhex yimid dowladnimada taagta-daran ee iminka jirta.

Muudeey oo ka shidaal qaadanaya Ina adeerkiis Fahad Yaasiin, oo la xisaabtan ka carar ah ayaa ku qanciyey inuu maanta soo qoro warqad ay ku sheegayaan inay kala direen “GUDDIGA MIISAANIYADDA EE BAARLAMAANKA” , kuwaasi oo maalin dhaweyd soo gudbiyey warbixin sheegeysa inay laanta fullinta lunsatay 42 milyan , taasi oo keentay heer uu Madaxweyne Farmaajo gaaray inuu baarlamaanka ku tilmaamo “ KUWA WAALAN!!”. Saakana xertiisa ayaa warqadan soo saaray.

Dowladnimada ma ahan rag isku jiibiyey, oo u heysta wixii ay ku riyoodaan inay subixii ummadda ula yimaadaan, ee waa inay baarlamaanka maanta arrintaasi ka dhiidhiyaan, oo ay xilka ka qaadaan Muudeey iyo cidkasta oo warqadan ku lugta leh.

Isla xisaabtankii ma waxaa uu keenay “ Cidii i xisaabisa kala dira, oo kuwa guulwadeysan ii doona!!?” BAL ADBA!!?

Image may contain: 2 people

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *